Wararka

Maxamuud Xaashi iyo Baashe Moorgan waxa ay ka faa'iidaysteen, Madaxweyne Siilaanyo oo xiskiisii maqanyahay (Faallo)- Sakariye-Awaare.

0 Visits: 1070 | Saturday February 11, 2017 - 16:04:06
Hargeysa(AFKA);tan iyo intii ka danbaysay labadii sanno ee hore oo Madaxwe Siilaanyo si weyn loou tuhmayay in uu u khuurinayo nidaamka maamul ee hannaanka

Read More »

Daawo;Gudddomiyaha Degmada Dhoqoshay Mr;Doob Oo Dhaliilo Ba'an Uso Jediyay Mayarka Magalada Burco Oo Uu Shegay Inu Qas Ka Dhex wado Deeganada Hos Yimada Gobalka Togdheer.

0 Visits: 609 | Saturday February 11, 2017 - 15:48:17
Burco(AFKA);Gudddomiyaha Degmada Dhoqoshay Mr;Doob Oo Dhaliilo Ba'an Uso Jediyay Mayarka Magalada Burco Oo Uu Shegay Inu Qas Ka Dhex wado Deeganada Hos Yimada Gobalka Togdheer.

Read More »

Daawo;Shekh Adan Siiro Si Kulul Uga Hadlay Arinta Saldhiga BerBera Ee Imaratku Ka Dhisanayo Isago Shegay Inayna Shacabku Ku Qanci Donin.

0 Visits: 588 | Saturday February 11, 2017 - 15:35:22
Hargeysa(AFKA);"Saldhiga Berbera Haday Umaddu Ku Qanacdo Mooyaane, Hadii Lacag Kasta Lagu Bixiyo Cid Aqbalaysaa Ma Jirto" . Sheekh Adam-siira.

Read More »

Alvaro Morata Oo La Filaayo In Uu Real Madrid Iskaga Tago Iyada Oo Mugdi Wayni Sii Galay Mustaqbalkiisa Iyo Heshiis Kordhinta Benzema Oo Fursad U Noqnaysa Chelsea.

0 Visits: 901 | Saturday February 11, 2017 - 11:22:35
Mustaqbalka Alavaro Morata ayuu mugdi wayni sii galay kadib markii uu soo baxay in Real Madrid ay heshiis cusub ka saxiixanayso gool dhaliyaha reer France ee Karim Benzema

Read More »

Hordhac: Liverpool Vs Tottenham- Klopp & Wiilashiisa Reds Oo Wali Raadinaya Guushoodii Ugu Horaysay Ee 2017 Iyo Kulanka Spurs Oo Xili Ciyaareedkan Reds Go'aamin Kara.

0 Visits: 1240 | Saturday February 11, 2017 - 11:18:55
Liverpool ayaa si lama filaan ah ku noqotay koox ay ku adag tahay in ay guul ku gaadho garoonkeeda Anfield tan iyo markii uu bilawday sanadkan cusub ee 2017, waxayna Reds wali raadinaysaa guusheedii ugu horaysay ee Premier Leaque-ga oo ay gaadho sanadkan cusub kadib markii ay

Read More »

WARBIXIN: Kabtanka Real Madrid Ee Sergio Ramos Oo Kooxdiisa U Safanaya Kulankiisii 500-Aad Iyo Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Xogtiisa Los Blancos.

0 Visits: 986 | Saturday February 11, 2017 - 11:15:11
Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayuu kulanka Osasuna u noqon doonaa kulan khaas ah wuxuuna isku diyaarinayaa in uu Los Blancos u safto kulankiisii 500 aad ee waayihiisa Madrid. Real Madrid ayaa Ramos la soo wareegtay sanadkii 2005 kii markaas oo ay ka soo bixisay 27 milyan oo

Read More »

WARBIXIN: Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Xogta Xili Ciyaareedkan Ee Horyaalka Premier Leaque-ga Ee Min Heer Kooxeed Ilaa Min Heerka Ciyaartoyda Ugu Bandhiga Fiican.

0 Visits: 1083 | Saturday February 11, 2017 - 11:09:51
Waxaa laysku diyaarinayaa kulamada 25 aad ee horyaalka premier Leaque-ga oo maanta iyo caawa qayb ka mid ah la ciyaari doono, waxaana jira dadaalo kala duwan oo ay ku jiraan 20 ka kooxood ee ku tartamaya horyaalka heerka kowaad ee England. Lix kooxood ayaa wali xisaab ahaan ku

Read More »

Antonio Conte Oo Sharaxay Sida Ay Qoyskiisa U Saameysay Safarkii Uu Kusoo Daawaday Kulankii Derby d'Italia

0 Visits: 976 | Saturday February 11, 2017 - 11:07:06
Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa shaaca ka qaaday in xaaskiisa aysan ku farxin go'aankii uu ugu duulay dalka talyaaniga xilli uu u daawasho tagay kulankii Derby d'Italia waxeyna kusoo aaday waqti uu heystay sadex maalmood oo fasax ah.

Read More »

Daawo Muj Ooto Biixi Oo Fariimo Adag U Diray Dawladaha Jaarka Dhaliilayna Xukuumada

0 Visits: 551 | Saturday February 11, 2017 - 11:01:26
Hargeysa(AFKA)Muj Ooto Biixi Oo Fariimo Adag U Diray Dawladaha Jaarka Dhaliilayna Xukuumada

Read More »

Daawo:Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag Uga Hadlay Saldhiga Miletary Ee La Doonaayo In Laga Sameeyo Berbera,Iyo Sababaha Uu Ku Diiday Oo Uu Cadeeyay.

0 Visits: 483 | Friday February 10, 2017 - 19:06:48
Hargeysa(AFKA):Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag Uga Hadlay Saldhiga Miletary Ee La Doonaayo In Laga Sameeyo Berbera,Iyo Sababaha Uu Ku Diiday Oo Uu Cadeeyay

Read More »

Dr. Fadal Oo Labada Gole Ka Dalbaday Inaanay Ansixin Saldhiga Milatari Ee Imaaraadka

0 Visits: 537 | Friday February 10, 2017 - 16:43:55
-Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cismaan Fadal, ayaa ka hadlay Saldhiga Milatari ee Xukuumaddu doonayso inay Madaarka Berbera ka siiso Imaraadka, oo la filayo in Barlamaanka la hor geeyo si ay u ansixiyaan, waxaanu Barlamaanka ugu baaqay inay ka feejignadaan ansixinta Saldhigan…

Read More »

Kulan Isugu Yimaadeen Baarlamanka Dowlad Afrikaan ah oo ku dhamaaday feedh iyo Laad + Sawirro)

0 Visits: 470 | Friday February 10, 2017 - 16:39:51
Kulan uu shalay isugu yimid baarlamanka dalka Koonfur Afrika ayaa ku dhamaaday Feer iyo laad ka dib markii mucaaradka ay is hortaageen khudbad uu madaxweyne Jacob Zuma ka jeedin lahaa

Read More »

Maxamuud Xaashi Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Hadalo Is Khilaafsan ka yidhi In Laga Duqaynayo Saldhiga Imaraadka Laga Siinayo Berbera Dalka Yaman.

0 Visits: 406 | Friday February 10, 2017 - 16:13:40
Maxamuud Xaashi Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Hadalo Is Khilaafsan ka yidhi In Laga Duqaynayo Saldhiga Imaraadka Laga Siinayo Berbera Dalka Yaman.

Read More »

Daawo Siyaasi Soo Bandhigay Khatarta Saldhiga Milatari Ee Berbera

0 Visits: 394 | Friday February 10, 2017 - 16:05:38
Hargeysa(AFKA)Siyaasi Soo Bandhigay Khatarta Saldhiga Milatari Ee Berbera

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Cusub Ee Somaliya Oo Faafihiyey Qorshihiisa Boqolka Maalmood Ee Igu Horeeya +Muuqal

0 Visits: 396 | Friday February 10, 2017 - 15:59:32
Madaxweynaha cusub ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshihiisa 100-ka maalmood ee soo socda.

Read More »

Daawo:Ismaciil Buubaa Oo Ka Digay Saldhiga Dawlada Imaaradka Laga Siinaayo Berbera

0 Visits: 546 | Friday February 10, 2017 - 15:55:52
Ismaciil Buubaa Oo Ka Digay Saldhiga Dawlada Imaaradka Laga Siinaayo Berbera

Read More »

Madaxweyne Erdogan oo khadka telefanka kula soo xiriiray dhigiisa cusub ee Somalia (Maxay ka wada hadleen)

0 Visits: 578 | Friday February 10, 2017 - 15:44:51
Madaxweynaha dowlada Turkiga Reccep Dayib Erdogan ayaa khadka telefanka kula soo xiriiray dhigiisa cusub ee loo doortay Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Read More »

Dib U Milicsiga Aragtida Uu Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliya Ka Qabay Qadiyada Madax Banaanida Somaliland

0 Visits: 421 | Friday February 10, 2017 - 15:31:54
Madaxweynaha cusub ee Dalka Soomaaliya, oo Xalay loo doortay Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ka dib markii uu helay Aqlabiyadda Codadkii ay

Read More »

"Laba Nin Baynu Dooranay, Midi Waa Saylici Oo Dibadda Ayaa Loo Tuuray, Midina Waa Siilaanyo Waa Taa Waraaqda Loo Qorayo, Markaa Yaa Ina Xukuma?"Siciid Cilmi Rooble

0 Visits: 606 | Friday February 10, 2017 - 15:29:07
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee Somaliland ayaa si adag uga hadlay, saldhiga millatari ee imaaraadka laga siinayo magaalada Berbera, sidoo kalena waxa uu ka

Read More »

"Iminkaba Dhex Ma Nihin Ee Dagaalka Qayb Ayaynu Ka Nahay Sunni Baynu Nahay, Xuutiyiintana Ka Biqi Mayno"!! Wasiirka Madaxtooyada S/land

0 Visits: 537 | Friday February 10, 2017 - 15:25:10
Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay qayb ka tahay dagaalka u dhexeeya kooxo diimeedyada dalalka carabta ee Shiicada iyo Sunniga

Read More »