Wararka

Daawo:DAAWO: Wasiirka Maaliyadda Oo Safar Ay Ugu Kuurgalayso Xaalada Abaarta Ku Soo Martay Gobolada Togdheer Iyo Buhoodle.

0 Visits: 613 | Saturday January 21, 2017 - 19:27:43
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ayaa safar ay ugu kuurgalayso xaalada abaarta ku soo martay gobolada bariga Somaliland

Read More »

Daawo: Wasiiru-Dawlaha Xannaanadda Xoolaha Somaliland Oo Ka Hadlay Safar Uu Ku Tegay Gobolka Daad-Madheedh Iyo Dareeno Xun Oo Uu Ka Muujiyay.

0 Visits: 511 | Saturday January 21, 2017 - 15:46:21
Wasiiru-Dawlaha Xannaanadda Xoolaha Somaliland Oo Ka Hadlay Safar Uu Ku Tegay Gobolka Daad-Madheedh Iyo Dareeno Xun Oo Uu Ka Muujiyay.

Read More »

Daawo:"Waxaanu Ku Kalsoonahay Tageerada Gobalka Hawd Iyo Degmada Axmed Dhagax Oo Noqon Doonta Muftaaxa Guusha Waddani ".. Musharax Ciro

0 Visits: 628 | Saturday January 21, 2017 - 15:10:33
Musharax Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu qudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyey haweenka xafaada Axmed Dhagax oo maanta si rasmi ah cuduudii taageero ugu biiriyey xisbiga Waddani

Read More »

Daawo:Hogaamiye Xirsi Oo Qiray Qiimah Haweenka Reer Axmed Dhagax

0 Visits: 549 | Saturday January 21, 2017 - 14:53:03
Hargeysa (AFKA):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu qiray qiimaha ay leeyihiin haweenka ka soo jeeda xaafada Axmed Dhagax iyo gobalka Hawd . Hogaamiye Xirsi oo ka hadlaayey maanta munaasibad xisbiga Waddani ku soo dhaweynaayey haweenka Xaafada Axmed Dhagax…

Read More »

Dibad-baxyo Ka Dhan Ah Donald Trump Oo Ka Socda Australia, New Zealand Iyo Japan.

0 Visits: 588 | Saturday January 21, 2017 - 14:35:34
Dibad baxyo ka dhan ah Donald Trump ayaa waxay ka socdaan dalalka Australia, New Zealand iyo Japan.

Read More »

Hanjabaadii Wasiir Maxamuud Xaashi Ee Saxaafadda Oo Laga Dhex Akhriyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Hanjabaadii Wasiir Maxamuud Xaashi Ee Saxaafadda Oo Laga Dhex Akhriyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay

0 Visits: 682 | Saturday January 21, 2017 - 13:26:27
Hargeysa(Geeska)-Hadalo hanjabaad ah oo uu wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, dabayaaqadii sannadkii hore ugu hanjabay saxaafadda madaxbanaan ee Somaliland, ayaa gaadhay meel dheer.

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xulashada Madaxweyne-xigeenkiisa Iyo Isbedelka Awoodeed Ee Uu Jagadan Ku Samayn Doono, Haddii Uu Talada Ku Guulaysto

0 Visits: 518 | Saturday January 21, 2017 - 13:23:23
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe, sidoo kale ahna Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID

Read More »

Daawo:Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Ku Baaqay In Dadka Abaaruhu Saameeyn Loo Gurmado

0 Visits: 473 | Saturday January 21, 2017 - 12:52:44
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Ku Baaqay In Dadka Abaaruhu Saameeyn Loo Gurmado

Read More »

Hordhaca:Kulanka Xiisaha Badan Real Madrid vs Malaga – Zidane Iyo Wiilashiisa Oo Ku Qasban Iney Kasoo Kabtaan Xanuunkii Celta Vigo

0 Visits: 1115 | Saturday January 21, 2017 - 11:19:18
Real Madrid ayaa ku qasban iney ka hoos baxdo cadaadiska saaran madama ay laba guuldaro oo xiriri ah la kulantay, Zidane ayaana doonaya inuu isbadal weyn sameeyo si kooxdiisa isbadal weyn ay u sameyso.

Read More »

Hordhac: Ghana vs Mali – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Port Gentil

0 Visits: 931 | Saturday January 21, 2017 - 11:17:55
Dagaal adag oo ay sameeyeen kadib qaranka Ghana ayaa helay guushii ugu horeysay ee tartanka AFCON markaas oo ay 1-0 kaga farxasheen xulka Uganda oo ka mid ah dalalka aan rajada badan laga qabin ee ka qeyb galaya tartankaan, balse awood dheeri ah soo bandhigay.

Read More »

Hordhac: Egypt vs Uganda – Xulka Ugu Guulaha Badan AFCON Oo Raadinaya Guushii Ugu Horeysay

0 Visits: 959 | Saturday January 21, 2017 - 11:16:01
Xulka qaranka Uganda ayaa doonaya iney kasoo kabtaan guuldaradii ay kala kulmeen qaranka Ghana kulankii furitaanka, halka xulka Masaarida ay barbaro la galeen qaranka Mali.

Read More »

Hordhac: Liverpool vs Swansea City – Reds Oo Isha Ku Heysa Iney Ilaashato Rikoorkeeda Guuldaro La'aanta Anfield Road

0 Visits: 923 | Saturday January 21, 2017 - 11:13:42
Liverpool ayaa dooneysa iney dheereysato rikoorkeeda guuldaro la'aanta garoonkooda Anfield Road waxeyna qaabili doonaan kooxda heerka labaad ka carareysa ee Swansea City.

Read More »

Dibad-baxyo Lagaga Soo Horjeedo Donald Trump Oo Ka Dhacay Magaalada Washington.

0 Visits: 564 | Saturday January 21, 2017 - 11:12:15
Xili ay weli socoto xafladaha caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump oo maanta xilka loo dhaariyey ayey

Read More »

Xoggo Ku saabsan Haweenayda Ajaanibka ah ee lagu Eedeeyay inay Caqabad ku Tahay iibka Beenyada.

0 Visits: 802 | Saturday January 21, 2017 - 11:09:20
Dadka ka Shaqeysta Beerista iyo iibinta Beenyada ee ku dhaqan gobolka Sanaag ee Somaliland, ayaa werwer ka muujiyey

Read More »

Daawo: Madaxweyne Trump Iyo Xaaskiisa Oo Albaabka Diyaarada Ku Sii Sagootiyay Obama Iyo Michelle

0 Visits: 500 | Saturday January 21, 2017 - 00:55:52
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Hussein Obama iyo Madaxweynaha cusub Donald Trump, oo ay weheliyaan labadooda xaas ayaa si rasmi ah isu sii nabad galyeeyay

Read More »

Sh Maxamed Adan oo Suxufiyinta iyo Bulshada kaleba u sheegay Khatarta Wararka aan la hubin ee la faafiyo

0 Visits: 586 | Saturday January 21, 2017 - 00:28:56
Sh Maxmed Adan oo ah Khadiibka masjidka cali mataan ee magaalada Hargeysa aya bulshda iyo saxafada ka waaniyey faafinta wararka an la hubin iyo borobagaandhada qof iska yidhaahdo,

Read More »

Daawo:"Saldhiga Berbera Waa Dagaal ..." Sheekh Aadan Siiro Oo Khudbadiisii Maanta Ee Saalada Jimce Si Adag Uga Hadley Saldhiga Imaaradka Ee Berbera

0 Visits: 633 | Friday January 20, 2017 - 20:50:56
Hargeysa (AFKA):- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee Somaliland

Read More »

Daawo;Abaarta Xukuumada Ayaa Dhaqaleheeda Haysa Oo Wada Waxa Xisbi Qaylinaya Nin wax Ku Darsaday Ma Jiro"Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Xasan Gafadhi

0 Visits: 523 | Friday January 20, 2017 - 18:25:50
Caynaba(AFKA);Abaarta Xukuumada Ayaa Dhaqaleheeda Haysa Oo Wada Waxa Xisbi Qaylinaya Nin wax Ku Darsaday Ma Jiro"Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Xasan Gafadhi

Read More »

Daawo;Jaamacada Bader Oo Kulan Bandhig Ah u Qabatay Ardayda Wax Ka Dhigata Jamacadasi.

0 Visits: 531 | Friday January 20, 2017 - 17:36:02
Hargeysa(AFKA);Jaamacada Bader Oo Kulan Bandhig Ah u Qabatay Ardayda Wax Ka Dhigata Jamacadasi

Read More »

Daawo: Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mr Cadami oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Isago Kormeer Uu Tegay Xaalada Abaarta

0 Visits: 550 | Friday January 20, 2017 - 17:19:46
Ceerigabo(AFKA);Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mr Cadami oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Isago Kormeer Uu Tegay Xaalada Abaarta

Read More »