Wararka

Daawo:Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Warbaahinta La Hadley Kuna Dhawaaqey In Uu Musharax Yahay Gudoomiha Aqalka Sare Ee Saomliya

0 Visits: 738 | Friday January 20, 2017 - 11:03:49
Xildhibaan Mustafe Qodax oo ka mid mudanayaasha aqalka sare ee dalka Somaliya ayaa maanta warbaahinta kula hadley magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya . Xildhabaanku waxaa uu shaaciyey in uu u sharaxan yahay in uu noqdo gudoomiyaha aqalka sare ee dalkaasi Somaliya oo maalinta Axada ah doorashadiisu…

Read More »

Daawo:Dhacdo Cusub Xoolo Gaajo Iyo Haraad Isku Cuney

0 Visits: 579 | Friday January 20, 2017 - 10:56:27
Dhacdo Cusub Xoolo Gaajo Iyo Haraad Isku Cuney

Read More »

Daawo;"Berbera Waa Degaynkaygii Waxay U Egtahy In Shacbiga Reer Saxil Ay Katiinadi Ku XidhXidhnayd Marka Waxa Ay U Egtahy In Cawa Katiinadi Iska Jabisen "Gudomiye Cirro

0 Visits: 663 | Friday January 20, 2017 - 10:17:55
BerBera(AFKA);Berbera Waa Degaynkaygii Waxay U Egtahy In Shacbiga Reer Saxil Ay Katiinadi Ku XidhXidhnayd Marka Waxa Ay U Egtahy In Cawa Katiinadi Iska Jabisen "Gudomiye Cirro

Read More »

Daawo;Barbara Iyo Qaranku Dagaal Uma Baahna Rabshadna Uma Baahna Dhibatana Uma Baahna Horumarbay Ubahanyihiin"Hogaamiye Xirsi Cali Xaji Xasan

0 Visits: 562 | Friday January 20, 2017 - 10:08:15
BerBera(AFKA);Barbara Iyo Qaranku Dagaal Uma Baahna Rabshadna Uma Baahna Dhibatana Uma Baahna Horumarbay Ubahanyihiin" Hadalkasi Waxa Jediyay Hogaaiye Xirsi Cali Xaji Xasan

Read More »

Ciidamada Burundi ee AMISOM oo laga yaabo inay helaan gunnooyinkii ka maqnaa.

0 Visits: 547 | Friday January 20, 2017 - 10:07:00
Ciidamada Burundi ee AMISOM ayaa laga yaabaa inay helaan gunnooyinkii ka maqnaa kadib markii ay ku gooddiyeen in ay ka baxayaan Soomaaliya dabadeedna wada xaajood lala galay dawlada Burundi.

Read More »

Senegal Oo Galisay Ciidan Gudaha Dalka Gambia Si'ay U Taageerto Madaxwaynaha Ladoortay.

0 Visits: 532 | Friday January 20, 2017 - 10:01:01
Ecowas ayaa sidoo kale ugu hanjabay inuu xoog kaga saari doono haddii uu u hogaansami waayo.

Read More »

Wafti Baladhan Oo U Hogaminayo Xisbiga Waddani Oo Si Diiran Logu So Dhaweyay Magalada BerBera Xarunta Gobalka Saaxil+Ujedka Socdalkoda

0 Visits: 594 | Thursday January 19, 2017 - 21:56:02
BerBera(AFKA);Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo maanta duhurkii ka soo jarmaaday magaalada Hargeysa isla mar ahaantaana ujeedkiisa socdaal daaran yahay soo dhaweynta taageerayaal ku soo biiraaya…

Read More »

Garabka Dhalinyaradda Xisbiga KULMIYE Oo Eedaymo U Jeediyay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI+SAWIRRO

0 Visits: 675 | Thursday January 19, 2017 - 18:57:39
Garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga KULMIYE, ayaa soo bandhigay fadeexado ku tacaluqa xidhiidhka uu xisbiga WADDANI la

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliya Oo Baaq Ka Soo Saraay Abaaraha Dalka Somaliya

0 Visits: 635 | Thursday January 19, 2017 - 18:49:24
Madaxweynaha Somaliya Oo Baaq Ka Soo Saraay Abaaraha Dalka Somaliya

Read More »

Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa Oo Mudaysay Dhegaysiga Dacwad Ka Dhan Ah Suxufiyiinta Wargeyska Hubsad.

0 Visits: 656 | Thursday January 19, 2017 - 18:45:44
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa waxaay 23ka January 2017 u mudaysay dacwad rafcaan ah oo ka dhan ah Cabdirashiid Nuur

Read More »

Daawo:Xukuumadda Somaliland Oo Digniin Culus U Dirtay Siyaasiyiinta Ka Hadlaya Saldhiga Millatari Ee Imaaraadku Ka Samaysanayo Berbera.

0 Visits: 934 | Thursday January 19, 2017 - 18:42:18
Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa digniin u diray siyaasiyiinta ka dayriyay saldhiga milllatari ee dawladda Imaaraadka Carabtu ka calmatay Madaarka Berbera

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Kulan La Qaatay Gollaha Abwaaniinta Somaliland.

0 Visits: 491 | Thursday January 19, 2017 - 18:32:27
Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa kulan la qaatay Abwaaniinta dalka

Read More »

"Madaxweynaha La Doortay Ee Donald Trump Waxa Uu Sii Jiri Karaa Sannad Amma Laba sanno Oo Qudha" John Kerry

0 Visits: 508 | Thursday January 19, 2017 - 18:30:00
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ee xilka bannaynaya John Kerry, ayaa saadaaliyey in Madaxweynaha loo doortay dalkiisa

Read More »

Dhismaha Dabaq Dheer Oo Si layaab leh U Soo Dumay Iyo Qasaaro Badan Oo Ka Dhashay+Sawiro

0 Visits: 573 | Thursday January 19, 2017 - 17:02:50
Dhismo ganacsi oo ka koobnaa dabaq dhoor biyaano ah ayaa kusoo dumay magaalada Taharn ee Caasimada dalka Iiraan, waxaana bur burka dhismahan ka dhashay qasaaro badan sida ay baahiyeen Warbaahinta dalka Iiraan.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somlailand Oo Ciidanka Booliska Ku Wareejiyey Gaadiid

0 Visits: 534 | Thursday January 19, 2017 - 16:58:08
Hargeysa(AFKA)Wasiirka Arimaha Gudaha Somlailand Oo Ciidanka Booliska Ku Wareejiyey Gaadiid

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Oo Muqdisho kula kulmay Diblamaasiyiin Carbeed + Sawirada

0 Visits: 541 | Thursday January 19, 2017 - 16:58:06
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay safiirrada waddamada Jaamacadda Carabta, xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) iyo guddiga Qaran ee abaaraha.

Read More »

Daawo:Qado Sharafta Loo Sameeyay Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Maroodi Jeex

0 Visits: 542 | Thursday January 19, 2017 - 16:53:24
Hargeysa(AFKA)Qado Sharafta Loo Sameeyay Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Maroodi Jeex

Read More »

Daawo:Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweyn Balaadhan U Sameeyay Taagerayaal Kaso Jeeda Gobolada Beri

0 Visits: 538 | Thursday January 19, 2017 - 16:52:15
Hargeysa(AFKA)Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweyn Balaadhan U Sameeyay Taagerayaal Kaso Jeeda Gobolada Beri

Read More »

Daawo:Barnaamijka Hal Abuurka Hir Galay Oo Marti Ku Thaya Hal Abuurada Dayar Ee Raxma Shayma

0 Visits: 459 | Thursday January 19, 2017 - 14:45:33
Daawo:Barnaamijka Hal Abuurka Hir Galay Oo Marti Ku Thaya Hal Abuurada Dayar Ee Raxma Shayma

Read More »

Daawo Sawirada:Kulankii Dhex Maray Hogaamiyaasha Asxaabta Qaranka,Gudida Doorashoyinka Iyo Madaxweynaha Somaliland

0 Visits: 511 | Thursday January 19, 2017 - 14:14:25
Madaxweynaha Somaliland oo uu weheliyo ku xigeenkiisu waxaa ay saaka kulan la qaaten gudida doorashooyinka iyo musharaxiinta madaxweyne ee saddexda xisbi qaran .

Read More »