Wararka

War Deg Deg:Saddex Xisbi Iyo Kominshanka Doorashoyinka Oo Saaka Madaxweyne Siilanyo Kulan Adag Fooda Isku Diray Iyo Waxyaabaha Ka Soo Baxay

0 Visits: 518 | Thursday January 19, 2017 - 13:25:24
Hargeysa (AFKA):- Gudoomiyayaasha saddex xisbi ee Somaliland Waddani , Kulmiye Iyo UCID ayaa waxaa ay saaka kulan ay albaabadu u xidhan yahiin

Read More »

Noocyo Ka Mid Ah Cuntada Dalkeenna Laga Helo Oo Ay Khubarada Caafimaadka Ka Digeen In Ay Kansarka Keeni Karaan

0 Visits: 629 | Thursday January 19, 2017 - 12:20:01
Maalin kasta waxa aynu aragnaa digniino caafimaad oo cusub oo sheegaya caafimaad darrooyin ku lammaan noocyo cuntadeenna ka mid ah, qaarkoodna sheegayaanba in kansar ay keeni karto cuntadaasi, laakiin haddana muddo kadib ayaa aynu aragnaa qoraallo kale oo sheegaya in warkaas hore been abuur ahaa.

Read More »

Xog Culus:Saddexdii Wasiir Ee Wasaaradahooda Ka Maqnaa Kormeerkii M/Siilaanyo Iyo Kuwii Iyaga Oo Xiiqsan Goor Dambe Kasoo Daba Galay Socdaalka Madaxweynaha

0 Visits: 595 | Thursday January 19, 2017 - 12:03:58
Hargeysa (AFKA)- Madaxwaynaha qaranka somaliland Mudan Axmed Maxamed Silanyo ayaa socdaal kadis ah ku maray isniintii aynu soo dhaafnay qaar ka mid ah hay'adaha Xukuumadda.

Read More »

Daawo:Fadliga iyo Faa'idooyinka Sadaqada Waxa Soo Jeedinaaya Sh Maxamed Sh CuMAR Dirir

0 Visits: 1457 | Thursday January 19, 2017 - 11:54:43
Fadliga iyo Faa'idooyinka Sadaqada Waxa Soo Jeedinaaya Sh Maxamed Sh CuMAR Dirir

Read More »

Topnews:Boqortooyada Ingiriiska Oo Jawaab Ka Bixisey Dalab Ay Xukuumadda Somaliland Hore Ugu Gudbisay.

0 Visits: 529 | Thursday January 19, 2017 - 11:49:45
Xukuumada Ingiriiska ayaa jawaab ka bixisay dalab xukuumada Somaliland kaga codsatay inay kaalin goobjooge-nimmo ku yeelato wadamadda Barwaaqo-sooranka, oo shalay lagu weydiiyey

Read More »

"Somaliland Waxay U Dhimanaysa Hoggaan La'aan" Cabdiraxmaan Cadami

0 Visits: 681 | Thursday January 19, 2017 - 11:42:08
Somaliland waxay maraysaa marxalad hubaal la'aan ah oo shacbigu aanu ku niyad samaan Karin. Duruufaha argagaxa leh ee abaartu wadato ka sakow, Somaliland waxa ka xumaaday madaxdii iyo hormoodkii bulshada ama waxaaba

Read More »

"Madaxweyne Dalka Adigaa Madaxweyne Ka Ah Ee Raad Wanaagsan Dalka Kaga Tag" Cabdi Haybe Maxamed

0 Visits: 572 | Thursday January 19, 2017 - 11:37:22
Hargeysa (AFKA)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ka tirsan, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaale-na Wasiir ka ahaa

Read More »

"Xukuumadu Kamay Soo Bixin Ee Way Dayacday Doorkii Ka Saarnaa Taakulaynta Dadka Abaaruhu Hayaan" Siciid Sulub Maxamed

0 Visits: 764 | Thursday January 19, 2017 - 11:31:54
Hargeysa (Geeska)-Wasiirkii Wasaaradda Hawlaha guud ee Xukuumaddii Daahir Rayaale Siciid Sulub Maxamed, oo hadda ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga

Read More »

Madhabaa In Wasiir Sacad Isaga Leexiyay Saxeexii Heshiiska Saldhiga Milatari Wasaaradaha Duulista Iyo Gaashaandhiga??

0 Visits: 493 | Thursday January 19, 2017 - 11:26:20
Iyadoo maalmihii u dambeeyay si weyn loo hadal hayay Khilaaf xoog leh oo ka dhex qarxay Madaxtooyadda Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire kadib markii ay si weyn ugu kala

Read More »

Daawo:"Waxaan Halkan Ugamahadnaqayaa ,Nin i Xiijiyay Oo Nafta Ii Keenay Oo I Dhibay Oo Aan Habeen Dhawayd" ... Muuse Biixi -

0 Visits: 462 | Thursday January 19, 2017 - 11:13:37
"Waxaan Halkan Ugamahadnaqayaa ,Nin i Xiijiyay Oo Nafta Ii Keenay Oo I Dhibay Oo Aan Habeen Dhawayd" ... Muuse Biixi -

Read More »

Ciidamada Senegal Oo Yimid Xudduuda Gambia Si Cadaadis Loo Saaro Madaxweyne Yahya Jammeh.

0 Visits: 532 | Thursday January 19, 2017 - 11:08:02
Senegal ayaa waydiisatay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay ansixiso urur goboleedka Galbeedka Afrika ee ECOWAS, inay qaadaan tallaabo

Read More »

Baarlamanka Turkiga Oo Ka Doodaya Wax ka Bedelidda Dastuurka Dalka

0 Visits: 529 | Thursday January 19, 2017 - 10:58:53
Baarlamaanka Turkiga ayaa maanta ka yeelanaya dooddii ugu dambaysay in waxa laga beddelo dastuurka oo Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan loo siiyo awoodo cusub oo dheeraad ah.

Read More »

Sheekh Berberaawi oo Dhalinyarada u kala dooray isticmaalka Facebookga iyo Wat'sapp ka kana jawabay ka uu isticmaalo isagu

0 Visits: 784 | Wednesday January 18, 2017 - 22:31:56
Hargeysa(AFKA);Sheekh Cabdilaahi Berberaawi oo Boqolaal kamida dhalinyrada Berbera muxadaro ugu jeedinayey Hoolka Jaamcada Badda ayaa dhalinyrada ka waaniyey adeegsiga baraha bulshada ee facebook, Twiter, wat's app,

Read More »

Daawo:Jaamacada Golis Oo Magaalada Berbera Xaflad Qalin Jabina Ugu Qabatay Arday Iyo Madax Kasocotay Xukuumada Iyo KULMIYE Oo Ka Qayb Galay.

0 Visits: 549 | Wednesday January 18, 2017 - 22:29:05
BerBera(AFKA):Jaamacada Golis Oo Magaalada Berbera Xaflad Qalin Jabina Ugu Qabatay Arday Iyo Madax Kasocotay Xukuumada Iyo KULMIYE Oo Ka Qayb Galay

Read More »

Guddoomiye Muuse Biixi oo Meesha ka Saaray Macnaha loo Sameeyey Hadal uu Yidhi oo La Jarjaray

0 Visits: 553 | Wednesday January 18, 2017 - 22:23:10
BerBera(AFKA);“Qolaa waxay is yidhaahdeen waxyeela oo madaxa ka jara hadalkiisa oo waxa ay yidhaahdeen Guddoomiyihii KULMIYE wuxuu yidhi madaxweynaha maxkamad halla saaro….”

Read More »

Xoghayaha Dawlada Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde oo Noqday Shaqsi Kaalin Mug iyo Misaan leh ka Qaatay Horumarka Gobolka Saaxil ku Tallaabsaday, kana Fog eexda iyo Qabyaalada...

0 Visits: 1271 | Wednesday January 18, 2017 - 19:44:02
Xoghayaha Dawlada Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde oo Noqday Shaqsi Kaalin Mug iyo Misaan leh ka Qaatay Horumarka Gobolka Saaxil ku Tallaabsaday, kana Fog eexda iyo Qabyaalada

Read More »

Daawo: Aqoonyahan Axmed Shiine Oo Shacabka Xasuusiyay In Madaxdu Ay Shaqaale Uyihiin Iyaga Baaqna Udiray Shacabka Reer Somaliland

0 Visits: 681 | Wednesday January 18, 2017 - 18:55:14
Daawo: Aqoonyahan Axmed Shiine Oo Shacabka Xasuusiyay In Madaxdu Ay Shaqaale Uyihiin Iyaga Baaqna Udiray Shacabka Reer Somaliland

Read More »

Daawo:Masuuliyinta Dawlada Hoose EE Degmada Berbera OO Kulan La Qaatay Arday Ka Bixiso Dawlada Hoose Jaamadaha Magaalada Berbera

0 Visits: 564 | Wednesday January 18, 2017 - 18:54:40
Daawo:Masuuliyinta Dawlada Hoose EE Degmada Berbera OO Kulan La Qaatay Arday Ka Bixiso Dawlada Hoose Jaacada Magaalada Berbera

Read More »

Daawo: Xisbiga Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Warar Been Abuura Oo Uu Qoray Wargeyska The Star Ee Kasoo Baxa Dalka Kenya

0 Visits: 497 | Wednesday January 18, 2017 - 18:49:21
Daawo: Xisbiga Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Warar Been Abuura Oo Uu Qoray Wargeyska The Star Ee Kasoo Baxa Dalka Kenya

Read More »

Daawo:Agaasimaha Guud Cisbitaalka Burco Oo Ka Dareen Celiyey Qalab Drs Adna Aadan Soo Gaadhsiiyey

0 Visits: 550 | Wednesday January 18, 2017 - 16:57:10
Burco(AFKA)Agaasimaha Guud Cisbitaalka Burco Ibraahin Aadan Xasan Ayaa Maanta Qalab Balaadhan Kal Wareegay Drs Adna Aadan Ismaacil Waxaanu Tilmaamay Iney Qalabka Baahi Loo Qabay Oo Kalain Buuxda Ka Qayb Qaadan Doona Cisbitaalka Guud Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolak Togdheer Wxaaanu Si Gaar Uga Mahad…

Read More »