Wararka

Arin Ka Yaabisay Dadweynaha Reer Burco Qoys Degan Xaafada OCTOBER Ee Magaalada Burco Oo Cuntadii Iyo Biyihii Isu Rogeen Xunbo Dhiiga+Sawiro

0 Visits: 924 | Saturday December 17, 2016 - 10:06:16
Burco(AFKA);Arin Ka Yaabisay Dadweynaha Reer Burco Qoys Degan Xaafada OCTOBER Ee Magaalada Burco Oo Cuntadii Iyo Biyihii Isu Rogeen Xunbo Dhiiga

Read More »

Guddiga doorashad oo hakad galiyay doorashadii xubnaha aqalka hoose ee gobolada W/qooyi

0 Visits: 790 | Saturday December 17, 2016 - 09:47:20
Guddiga doorashada heer federaal ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegeen in hakad la galiyay doorashadii xubnaha aqalka hoose ee gobollada W/qooyi ee todobaadyadii ugu danbeeyay ka socta magaalada Muqdisho.

Read More »

War Deg Deg Ah:Hoolkii iyo Kutubadii lagu dhaarin lahaa Xildhibaanada Cusub oo la diyaariyay+Sawiro

0 Visits: 705 | Saturday December 17, 2016 - 08:19:50
Muqdisho(AFKA)Waxaa socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan furitaanka kalfadhiga koowaad ee Baaralaanka cusub ee Soomaaliya iyo dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal.

Read More »

Zinedine Zidane Oo Amaan Kala Dul Dhacay Mid Ka Mid Ah Xidigihiisa Da'ada Yar Ee Ku Sugan Safka Kooxdiisa Koowaad, Kuna Tilmaamay Inuu Ku Qaab Yahay Lionel Messi

0 Visits: 666 | Saturday December 17, 2016 - 08:16:45
Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa wuxuu ka hadlay qaab ciyaareedka wanaagsan da'ayarka kooxdiisa ee Marco Asensio, isaga oo si weyn ugu amaanay qaab ciyaareedkiisa cajiibka ah uu xidigan ku soo bandhigay

Read More »

HORDHAC: Crystal Palace v Chelsea- Blues Oo Raadinaysa In Ay Jabiso Rekoodhkii Kooxdeeda Ee 11ka Guulood Ee Xidhiidhka Ah Iyo Kooxda Cobnte Oo 9 Dhibcood Ku Qaban Karta Hogaanka PL

0 Visits: 619 | Saturday December 17, 2016 - 08:03:42
Kooxda horyaalka Premier Leaque-ga hogaaminaysa ee Chelsea ayaa booqanaysa kooxda Crystal Palace kulanka 17 aad ee xili ciyaareedkan waxayna

Read More »

Cristiano Ronaldo Wuu U Qalmayaa Abaal Marinaha Uu Ku Guulaystay Balse Waa In Markasta Ballon d'Or-ka Uu Ku Guulaysto Messi Oo Ciyaartoyda Kale Mid Abaal Marin Kale Loo Sameeyo

0 Visits: 1273 | Saturday December 17, 2016 - 08:01:40
Dhawaan ayay ahayd markii ay France Football bixisay abaal marintaBallon d'Or 2016 ee xidiga aduunka ugu fiican waxaana abaal marintan ku

Read More »

Shaki La'aan Sergio Ramos Ayaa Ah Xidiga Aduunka Ugu Fiican.

0 Visits: 1810 | Saturday December 17, 2016 - 07:54:32
Dadwaynaha kubbada cagta aduunka ayaa ku qaybsan qofka uu yahay xidiga aduunka ugu fiicani, waxaana abaal marinta Ballon d'Orka

Read More »

"Muuse Biixi Aniga Iyo Cabdiraxmaan Saylici Wuu Noo Kala Hiiliyey" Wasiir Xaglatoosiye

0 Visits: 851 | Saturday December 17, 2016 - 07:52:40
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye ayaa sheegay in guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweyne ee xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi uu uga hiiliyay Madaxweyne ku-xigeenka ahna

Read More »

Daawo: Marwo Samia Muuse Oo Kasoo Jeeda Somaliland Oo Shaacisay Inay U Tartamayso Doorashada Golaha Deeganka Ee Finland

0 Visits: 448 | Saturday December 17, 2016 - 07:49:28
musharaxad Marwo Samia Muuse Waa Haweenka Hanka leh Oo Sheegtay Inay U Tartamayso Doorashada Golaha Deeganka Ee Finland Oo U Dhalatay Somaliland.

Read More »

Daawo: Kuwa Labada Heebnimo Wax Kala Bedala Waxaanu Leenahay Waxaynu Qaadnay Dhabihii Duminta Dalka".Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 545 | Saturday December 17, 2016 - 07:46:49
Hargeysa(AFKA)Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray ( Aadan Siiro) oo kamid ah culimada waa weyn ee dalka ee sida weyn loo dhagaysto

Read More »

Warbixin:Chelsea Oo Isha Lagu Wada Hayo, Guardiola & Wenger Oo Guulo Ku Qasban, Klopp & Kulanka Merseyside derby, Mourinho Oo Rajo Fiican Qaba Iyo Waxyaabo Xiiso Gaar Ah U Yeelaya Kulamada 17 Aad Ee PL

0 Visits: 1284 | Saturday December 17, 2016 - 07:44:12
Waxaa laysku diyaarinayaa kulamada 17 aad ee horyaalka Premier leaque-ga iyada oo la galay waqtiga kulamada xidhiidhka ah la ciyaaro ee bisha December. Tababarayaasha horyaalka Premier Leaque-ga ayaa dadaalo wayn u samaynaya in xiliga qaboobaha ee

Read More »

Danjire Keating Oo Faafaahin ka Soo SaarayKulan Uu la Qaatay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Somalia

0 Visits: 453 | Saturday December 17, 2016 - 07:42:16
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Michael Keating ayaa faahfaahin ka bixiyey shir ay wakiilada beesha caalamka la yeesheen guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Somalia.

Read More »

Daawo:Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Gudida Abaaraha Gobolkaasi Ayaa Booqday Goobaha Dadki Abaaruhu Sameyen Ku Soo Barakacen

0 Visits: 500 | Friday December 16, 2016 - 23:07:45
Gabilay(AFKA):Maamulka Gobolka Gabiley Iyo Gudida Abaaraha Gobolkaasi Ayaa Booqday Goobaha Dadki Abaaruhu Sameyen Ku Soo Barakacen

Read More »

Daawo;Warbixin Naxadin Badan Oo Laga Diyaariyay Abaarti Ugu Darnayd Ee Ku Dhufutay Deeqaanka Qoryaale Iyo Mogananta Gudida Abaraha Togdheer.

0 Visits: 762 | Friday December 16, 2016 - 18:12:07
Burco(AFKA);Warbixin Naxadin Badan Oo Laga Diyaariyay Abaarti Ugu Darnayd Ee Ku Dhufutay Deeqaanka Qoryaale Iyo Mogananta Gudida Abaraha Togdheer.

Read More »

Daawo:Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Magaalada Hargeisa Loogu Smaeeyey MarxuumDr Maxamed Macalin Cismaan Oo Ka Mid Ahaa Ururki Snm

0 Visits: 619 | Friday December 16, 2016 - 18:04:17
Hargeysa(AFKA):Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Magaalada Hargeisa Loogu Smaeeyey MarxuumDr Maxamed Macalin Cismaan Oo Ka Mid Ahaa Ururki Snm

Read More »

Daawo;Gudoomiye Ciro Oo Ku Sugan Kenya Ayaa Dhaliil Adag Ujeediyay Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 650 | Friday December 16, 2016 - 17:59:00
Nayrobi(AFKA);Gudoomiye Ciro Oo Ku Sugan Kenya Ayaa Dhaliil Adag Ujeediyay Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo;Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Dhismaha Aqalka MadaxtooyMadaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Dhismaha Aqalka Madaxtooyada Boorame Laga Wadoada Boorame Laga Wado

0 Visits: 1331 | Friday December 16, 2016 - 17:54:35
Boorama(AFKA);Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Dhismaha Aqalka Madaxtooyada Boorame Laga Wado

Read More »

Daawo: Aabo Somaliyeed oo Afar Caruurtiisa Norway Lagaga Qaaday Isagana Lagu Celinayo Somalia

0 Visits: 589 | Friday December 16, 2016 - 17:44:11
Norway(AFKA);Aabo Somaliyeed oo Afar Caruurtiisa Norway Lagaga Qaaday Isagana Lagu Celinayo Somalia

Read More »

Daawo;Wakiilka Qaramada Midoobay Somaliya Oo Kulan La Qaatay Gudida Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka

0 Visits: 570 | Friday December 16, 2016 - 16:27:29
Muqdisho(AFKA);Wakiilka Qaramada Midoobay Somaliya Oo Kulan La Qaatay Gudida Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Read More »

Daawo;Xeer Ilaaliyayaal Somali Ah Oo Tababar Kusoo Qaadanaya Dalka Kuwait

0 Visits: 617 | Friday December 16, 2016 - 16:25:35
Muqdisho(AFKA);Xeer Ilaaliyayaal Somali Ah Oo Tababar Kusoo Qaadanaya Dalka Kuwait

Read More »