Ciyaaraha

"Cristiano Ronaldo Ayaa Ii Sheegay Inaan Gool Dhalin Doona" Geesiga Portugal Koobka U Qaaday Eder

0 Visits: 1249 | Monday July 11, 2016 - 09:44:41
Geesiga Portugal Eder ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo uu ku dhiirogeliyay guushoodii koobka Euro 2016 inkastoo uu kabtanka Portugal dhaawac kaga baxay ciyaarta xilli hore.

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Finalka Euro 2016 Ee Portugal v France: Kumaa Ahaa Xiddiga Garoonka?

0 Visits: 1188 | Monday July 11, 2016 - 09:36:21
Xiddiga ku hungoobay Swansea City Eder ayaa noqday xiddigii koobka Euro 2016 gacanta u geliyay xulka Portugal kuwaasoo koobka ka qaaday xulka martigelinayay tartankaan ee France.

Read More »

"Ma awoodo inaan arko wiilkayga oo sidaas ah oohinta iyo murugada Kubadda cagta waa inaad laadaa kubadda"Hooyada dhashay Ronaldo

0 Visits: 1523 | Monday July 11, 2016 - 02:01:33
Hooyada dhashay kabtanka xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ka xumaatay qaabkii uu garoonka uga baxay wiilkeeda Final-ka Euro 2016.

Read More »

DEG-DEG: Cristiano Ronlado Oo Dhaawac Looga Dhex Qaaday Kulanka Finalka Euro 2016 Ee Dhex Maraya France Iyo Portugal

0 Visits: 1361 | Monday July 11, 2016 - 01:31:32
Xidiga xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronlado ayaa dhaawac looga dhex qaaday kulanka dhex maraya xulalka qaramada

Read More »

Warbixin: Lix Meelood Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Caawa Xulalka Portugal & France Ee Finalka Euro 2016

0 Visits: 1329 | Sunday July 10, 2016 - 16:25:44
Waxaa la isku raacsan yahay in Cristiano Ronaldo iyo Anoine Griezmann inay qeyb libaax leh ka qaadan doonaan kulanka caawa ee Portugal iyo France, laakiin halkee kale ayay labada xul ku kala badin karaan caawa?

Read More »

Antonie Griezmann Oo Lagula Dardaamay Inuu Caawa Ka Ooysiiyo Cristiano Ronaldo

0 Visits: 2080 | Sunday July 10, 2016 - 16:23:12
Antoine Griezmann ayaa lagu booriyay inuu caawa ka ooysiiyo Cristiano Ronaldo marka ay France qaabisho xulka Portugal kulan ka dhici doona Stade de France oo lagu soo afjarayo tartan qarameedka qaaradaan cajuusada ah ee yurub ee Euro dafcadiisa 2016.

Read More »

Antoine Griezmann Oo Qarka U Saaran Hanashada Kabta Dahabka Euro 2016 & Kala Sareynta Gooldhalinta Euro 2016

0 Visits: 1083 | Friday July 08, 2016 - 10:04:18
Antoine Griezmann ayaa hogaan seddex gool ah ku qabtay tartanka abaalmarinta Kabta Dahabka ee tartanka Euro 2016

Read More »

France vs Portugal: Goormaa La Ciyaarayaa, Halkeed Ka Daawan Kartaa? & Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Finalka Euro 2016 Halkan Kaga Bogo.

0 Visits: 1072 | Friday July 08, 2016 - 10:01:49
Xulalka Portugal iyo France ayaa isagu soo baxay kulanka kama danbeysta ee tartanka koobka Qaramada Yurub ee ka socda dalka Faransiiska

Read More »

WarDeg Deg Ah:Xulka France Oo Xasuuqay Ban U Geestay Germany Oo Iska Xaadiriyay Finalka Euro 2016

0 Visits: 1560 | Friday July 08, 2016 - 00:22:20
Xulka qaranka France ayaa u soo baxay finalka tartanka ay koobkiisa marti galinayaan ee Euro 2016 kadib markii ay 2:0 ku garaaceen xulka qaranka koobka aduunka haysta ee Germany

Read More »

Chelsea Oo Messi Ka Badbaadineysa Xabsiga Iyo Wargeysyada Iyo Waxyaabihii Ay Ka Qoreen Suuqa Kale Iibsiga Ciyaartooyda

0 Visits: 1034 | Thursday July 07, 2016 - 14:19:31
Ciid wanaagsan, duhur wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta mudan kuna soo dhawaada barnaamijkeenii wargeysyada iyo waxyaabihii ay ka qoreen suuqa kale iibsiga ciyaartooyda,

Read More »

Hordhac: Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Dhexmari Doona Germany v France

0 Visits: 952 | Thursday July 07, 2016 - 10:22:10
Markii ugu danbeysay ee ay Germany ku wajahdo xul martigelinaya koob weyn wareega semi-finalka waxa ay ku badiyeen 7-1. Guushii ay ka gaareen Brazil labo sannadood ka hor

Read More »

Daawo Sawirada" Messi iyo Aabihiis oo lagu riday Xukuno isugu jira Xabsi iyo Ganaax lacageed

0 Visits: 1309 | Thursday July 07, 2016 - 10:19:59
Xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi iyo aabihiis Jorge Horacio Messi ayaa lagu xukumay xabsi 21 bilood ah ka dib dacwadii ka socotay maxkamada sarre ee magaalada Barcelona, iyadoo lagu helay danbi ah inay maamulka dowlada Spain ka qiyaameeyeen lacag canshuur ah oo gaareysa 4.1 milyan euro.

Read More »

Daawo Sawirda: Barcelona Oo Maanta Camp Nou Ku Soo Bandhigtay Saxiixa Denis Suarez Isaga Oo Dib Ugu Soo Laabtay Kooxdiisii Hore Ee Balaugrana

0 Visits: 1989 | Thursday July 07, 2016 - 00:31:13
Kooxda Barcelona ayaa maanta arbaco ah si rasmi ah saxaafada ugu soo bandhigtay saxiixa kowaad ee ay xagaagan samaysay oo ah Denis Suarez oo ay dib ugala soo wareegtay kooxda Villarreal.Blaugrana ayaa dhaqan galisay qodob ugu jiray heshiiskii uu Denis Suarez ugu biiray kooxda Villareal waxayn dib ugu…

Read More »

War Deg Deg Ah:Portugal Oo Si Awood Leh Ku Garaacday WALES Semi Finalka Koobka Euro 2016, Una Gudubtay Finalka

0 Visits: 1102 | Thursday July 07, 2016 - 00:23:52
Laba gool oo ay Portugal ka heleen Cristiano Ronaldo iyo Luis Nani ayaa u sahashay iney ku dubtaan Wales isla markaana ay si raaxo leh ugu gudbaan Finalka koobka qaramada yurub waxeyna sugi doonaan Germany iyo France oo habeen dambe is fara saari doona.

Read More »

Neymar Oo Ka Hadlay Dacwadaha Loo Haysto.

0 Visits: 988 | Tuesday July 05, 2016 - 12:14:11
Xiddiga Barcelona ayaa ka hadlay sida uu uga xun yahay sida ay u la dhaqmeen qeybo ka mid ah saxaafada ee la xiriira

Read More »

Isku Aadka Wareega Semi-finalka Koobka Euro 2016 Iyo Waqtiga La Ciyaarayo.

0 Visits: 1108 | Monday July 04, 2016 - 10:00:25
Waxaa xalayto soo dhamaaday wareega 8da ee koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016 iyadoo haatan ay afar kooxood isagu soo hareen tartanka ka socda dalka Faransiiska.

Read More »

Germany Oo Ugu Danbayn Dhinac Iskaga Dhigtay Italy, Xulka Qaranka Koobka Aduunka Haysta Ee Germany Oo U Soo Baxay Afar Dhamaadka Euor 2016,

0 Visits: 905 | Sunday July 03, 2016 - 13:56:14
Xulka qaranka Germany ayaa inkaartii ka haysatay Talyaaniga ka soo gudbay waxayna u soo baxeen afar dhamaadka Euro 2016 kadib markii ay rekoodhayaal 6:5 ah ay ku garaaceen xulka qaranka Antonio Conte. Kulan laysla daalay

Read More »

Warbixin: CIES Oo Soo Saartay Xidigaha Ugu Qaalisan Kubada Cagta Caalamka Waa Kuma?

0 Visits: 1162 | Sunday July 03, 2016 - 13:40:37
Xarunta dhexe ee baaritaanada Sports ka ee International Centre for Sports Studies (CIES) ayaa soo saartay liiska xidigaha ugu qaalisan ama ugu

Read More »

Paris St-Germain Oo La Soo Wareegtay Xidigii Kooxda Sevilla Ee Grzegorz Krychowiak Iyo Krychowiak Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay In Uu PSG Ku Biiray

0 Visits: 1123 | Sunday July 03, 2016 - 13:40:28
Tababaraha cusub ee kooxda PSG ee Unai Emery ayaa haddaba sameeyay saxiixii labaad ee kooxdiisa PSG

Read More »

War Deg Deg:Kooxda Arsenal Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Weeraryahanka Reer Japan Takuma Asano.

0 Visits: 992 | Sunday July 03, 2016 - 13:34:36
Arsenal ayaa ku dhawaaqday inay heshiis ka gaartay saxiixa weeraryahanka da'da yar ee reer Japan Takuma Asano iyagoo kala soo wareegaya kooxda Sanfrecce Hiroshima.

Read More »