Maqaallo

Dhallinyarada iyo Hogaaminta Dalka W/Q Mukhtar Cabdi Cilmi

0 Visits: 207 | Monday August 22, 2016 - 10:12:27
Tan iyo markii somaliland ku dhawaqday la soo noqoshadedii qaranimada somaliland bishii may 1991, somaliland waxay ku talaabsasaty horumar aad

Read More »

Boqorkii Halhayska "Hadraawi" W/Q Cali Ileeye

0 Visits: 436 | Monday August 22, 2016 - 08:45:15
Xusku wax uma taro ruux xabaal ku jiroo Xijaab uma aha xisaabta Allee Intuu Xay yahaa la xaaleeyaa'' Ileeye

Read More »

Maxaa Inaga Hor Taagan Gaadhitaanka Horumarka?! (Q. 2 aad) – W/Q: Axmed Cali Diiriye

0 Visits: 196 | Sunday August 21, 2016 - 11:33:14
Waagii ay muslimiintu ahaayeen awoodda ugu xoogga weyn dunida muddo kun sano ah, may ahayn uun hogaamiyayasha adduunka ee xaga maamulka, siyaasadda iyo ciidanka, sida oo kale waxay ahaayeen hogaamiyayaal dhinac kasta oo nolosha ka mid ah; aqoontuna ay ka kaw tahay.

Read More »

Abaalkii Xabsiga galay: Waxa Qoray Cumar Seerbiya

0 Visits: 224 | Sunday August 21, 2016 - 10:02:24
Sannado kan hadda aynu ku jirno ee 2016 uu ku noqonaayo 20 waxa magaalada Hargeysa ku noolaa nin Maxamed Axmed sheekada aan ugu dhex magacaabay,

Read More »

Maxaa Inaga Hor Taagan Gaadhitaanka Horumarka?! (Q. 1 Aad) – W/Q: Axmed Cali Diiriye

0 Visits: 179 | Sunday August 21, 2016 - 08:24:15
Maxaa sabab u ah in aynu gaadhi wayno horumar lagu tanaado? Ma jiraan qawaanin kawni ah iyo waddooyin uu Alle dhigay adduunkan si aynu u horumarno?

Read More »

siyaasi cabdilahi maxamed warsame oo hambalyo udiray madaxwanaha jamhuuriyada somaliland mudane ahmed siilanyo goanki isku shaadhaynta ah

0 Visits: 196 | Friday August 19, 2016 - 18:33:46
Waxan halkan ku hambalyaaynayaa Madaxwaynaha jamhuriyadda somailand Ahmed sillanyo Go aanka geesi nimada leh

Read More »

Waa Maxay Suuqgeyni (Marketing) ? W/Q: Abdinajah Ismail

0 Visits: 281 | Thursday August 18, 2016 - 17:53:46
Salaan diiran ban idin soo diraya dhamman akhristayasha qiimaha badan leh,salaan ka dib aynu toos ugu dhaadhacno maqaalkan ciwaankisu kor ku xusan yahay,

Read More »

Agaasimaha Waaxda Amniga Ee Wasaaradas Duulista Oo Hambalyo Iyo Talooyin U Diray Gudoomiyaha Cusub Ee Hay’adda Shaqaalaha Dawlada BY: Nageeye Mohamed Hassan

0 Visits: 198 | Thursday August 18, 2016 - 08:28:37
Waxaa isku shaandheyntii u danbeysey ee madaxweynaha jamhuuriyada soomaliland sameeyey ay muujisey sida ay madaxweynaha silaanyo uga go'antahey in uu dhalinyarada firfircoon ee qaranka u dhalatey loo dhiibo laguna aamino

Read More »

Sharmarke Gelle: Halyeey Horseed U Noqday Hilinka Guusha W/Q Mustafe Magaalo

0 Visits: 512 | Wednesday August 17, 2016 - 16:05:52
Anigoo ku kalson kartida, dedaalka abdan iyo hawlkarnimadaada waxan hubaa inaad kuguleysan doonto,

Read More »

HaMbalyo Ku Socota Guddoomiyaha Cusub Ee Hay'adda Shaqaalaha

0 Visits: 351 | Wednesday August 17, 2016 - 13:21:11
Afhayeenka Wasaarada Hawlaha Guud Cabdiraxmaan Cabdilaahi ayaa Madxawaynaha qaranka Somaliland uga Mahad celiyay magaacbistii Guddomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Dawlada Md: Sharmaarke Geele Dacar

Read More »

Siyaasadda Iyo Salaadiinta Casrigan W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Visits: 192 | Wednesday August 17, 2016 - 13:15:19
Markii Ingiriisku dalka yimid wuxuu wada xaajood la yeeshay Salaadiinta Soomaalilaan wuxuu markiiba u bilaabay inuu siiyo mushar badan, si aanay Beelahoodu ugu kicin gumeysiga.

Read More »

Daawo:Maansada: (HARAAN-HAR) Abwaan Maxamuud Jeesto iyo Dhibka Tahriibka ! Maxaa Hooyooyin Hoogey.

0 Visits: 235 | Wednesday August 17, 2016 - 12:35:43
Maansada: (HARAAN-HAR) Abwaan Maxamuud Jeesto iyo Dhibka Tahriibka ! Maxaa Hooyooyin Hoogey.

Read More »

Waa Kuma Jamaal Cali Xuseen?? Taariikh Kooban.

0 Visits: 519 | Monday August 15, 2016 - 09:55:46
Qayb ka mida Taariikhda mucda leh ee Aqoonyahan Murashax Jamaal Cali Xuseen Halkan ka akhri

Read More »

Dood Ku Saabsan Shaqada Iyo Shaqo La'aata Ka Jirta Somaliland, Xoghayaha Kulmiye Sweden

0 Visits: 182 | Sunday August 07, 2016 - 10:01:06
Hadaba su'aasho waxay tahay marka laga hadlaayo shaqo,laanta Somaliland maxaa laga duulayaa? Sidoo kale shaqada maxaa lagu macneeyey

Read More »

Aqoonta Kameradda W/Q : Idiris Maxamed Jaamac

0 Visits: 259 | Thursday August 04, 2016 - 17:23:24
Ugu Horeyn Intaynaan gudo gelin Barashada Kameradda iyo qaybaheeda kala duwan aynu

Read More »

Hambalyo Arooski Qarniga Hamse Hirsi Ali iyo Aisha Ismail+SAWIRO

0 Visits: 704 | Wednesday August 03, 2016 - 09:27:54
Dhammaan Hawlwadeenada iyo maamulka Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com waxay hambalyo u dirayaan Arooska Xamse Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Caasha Ismaciil Ducaale oo ka dhacay Magaalada Hargaysa.

Read More »

DAAWO SADDEX TALLO OO KU SOCOTA ARDAYDA JAAMACADAHA GELAYSA BY CABDIRAXMAN MIXILE

0 Visits: 269 | Tuesday August 02, 2016 - 12:21:04
DAAWO SADDEX TALLO OO KU SOCOTA ARDAYDA JAAMACADAHA GELAYSA BY CABDIRAXMAN MIXILE

Read More »

Ayaamihii aan araga waayey: Waxa Qoray Cumar Seerbiya

0 Visits: 256 | Tuesday August 02, 2016 - 09:46:57
1997kii waxay ahayd sannadkii ugu dambeeyey ee aan nolol baadiye ku qaato bilihiisii hore ee aan wali ku sii noolaa waxa uu xanuun iga haleelay indhaha kaasi oo

Read More »

10 wadiiqo oo aad ku noqon karto qof mustaqbal ifaayo leh W/Q: AHMED RASHEED

0 Visits: 416 | Sunday July 31, 2016 - 09:54:32
Hadii aad dooneeyso inaad noqoto qof dadka kale ka soocan oo mustaqbal fiican leh waxaa jiro qodobo eey tahay inaad raacdo si aad u noqoto qof dadka kale ka duwan oo mustaqbalkiisana ifaayo:

Read More »

Ma Runbaa Soomalidu Wax Akhriska Iyo Wax Qorista Ma Jecla ?? W/Q .Khadar Aar.

0 Visits: 244 | Sunday July 31, 2016 - 09:16:02
Aduunkan aynu ku nool nahay waxa dhidibo iyo asaas u ah raadraca wixii ay ka tageen dadkoodii hore taasna waxa aad ku ogaan kartaa

Read More »