Suugaan

Murugo: Maanso Uu Guddoomiye Xasan Maxamed Yuusuf Ugu Baroor-diiqay Marxuum Gaarriye

0 Visits: 1667 | Tuesday February 18, 2014 - 08:54:05
Maansadan Murugo waxa curiyay Abwaan, Suxufi, dhaqan-yaqaan Xasan Maxamed Yuusuf oo uu dhalay fannaankii caanka ahaa ee Maxamed Yuusuf Cabdi

Read More »

Daawo Video: Jilayaasha ugu qosolka Badan soomaaliland oo soo saaray filim cusub oo dagaal ah kadibna jawaan si xun loo garaacay..

0 Visits: 2732 | Monday February 17, 2014 - 19:01:44
Jilayaasha ugu qosolka Badan soomaaliland oo soo saaray filim cusub oo dagaal ah kadibna jawaan si xun loo garaacay..

Read More »

Waa Maansadii SOCDAAL iyo Abwaan Ibrahin Xamari

0 Visits: 3567 | Sunday February 16, 2014 - 19:57:03
Hadii umadii socdaashay Aduun kii wada siqaayo Samada loo wada carceeray Mariikh iyo suxal la gaadhay Adigu iska seexo maaha Sariirta ku jiifso maaha Aduunka ka saahid maaha

Read More »

Jara qabad "maanso" uu curiyey Abwaan maxamed c/raxmaan ibraahim" dhagcad"

0 Visits: 1781 | Saturday February 15, 2014 - 11:41:15
Jara qabad "maanso" uu curiyey Abwaan maxamed c/raxmaan ibraahim" dhagcad"

Read More »

Maanso Cusub Oo lasoo Saaray Iyo Silsiladii Garbadiir Oo sii Fiday "Maanso DURDUR GUDHIYE'' By:Abwaan Darey Berbera

0 Visits: 2394 | Thursday February 06, 2014 - 07:55:16
Maansadan oo la magac baxdey durdur gudhiye, waxaa curiyey abwaanka da'da yar C/Majiid Maxamed Muuse (Darey Berbera) Caawa oo ay tariikhdu tahe 05-02-2014 maansadan waxaan kaga qayb qaadanayaa silsiladii garbodiir ee uu furey Abwaan Axmed Aw Geedi, waxaaney ku bilaabantey sidan

Read More »

Halkan Ka dhegayso Hees Cusub oo loo sameeyey Ciidanka Qaranka oo ay ku luuqaynayaan Sahra Mooge Iyo cabdi qaboojiye

0 Visits: 0 | Wednesday February 05, 2014 - 19:01:10
Halkan Ka dhegayso Hees Cusub oo loo sameeyey Ciidanka Qaranka oo ay ku luuqaynayaan Sahra Mooge Iyo cabdi qaboojiye

Read More »