Wararka

Farnsiiska:-Atariisho laga xaday abaalmarintii Oscars saacado kadib markii la guddoonsiiyay

0 Visits: 804 | Tuesday March 06, 2018 - 07:27:25
Booliiska magaalada Los Angels ayaa xaqiijiyay in ay xabsiga dhigeen nin lagu magacaabo Terry Bryant oo xaday abaalmarintii aflaamta ee Oscars ee la siiyay atarashiida Frances McDormand habeen ka hor.

Read More »

Soomaliya:-Dalka Soomaaliya oo qarka u saaran macluul kale

0 Visits: 533 | Tuesday March 06, 2018 - 07:24:31
Diblomaasiyiin ayaa ku sii qulquleya magaalada London oo lagu wado in lagu qabto shir ku saabsan arrimaha bani'aadanimada Soomaaliya, kaasoo lagu lafa gurayo dhibaato kusoo fool leh dad gaaraya 2.7 million oo Soomaali ah.

Read More »

Caalamka:-Dhacdooyinka kufsiga kusoo badanaaya Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

0 Visits: 793 | Tuesday March 06, 2018 - 07:19:43
Gabar lix sano jir ah ayaa subaxnimadi isniinta lagu kufsaday Magaalada Garissa iyadoo tani ay kamid tahay dhacdooyinka kufsiga kusoo badanaaya Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

Read More »

Dubai:- Gudoomiyaha Shirkada DP World Oo U Quus Gooyay Maamulka Xamar Iyo Somaliland Ka Hadlay Horumarkeeda.

0 Visits: 723 | Monday March 05, 2018 - 15:55:36
Dubai:- Gudoomiyaha Shirkada DP World Oo U Quus Gooyay Maamulka Xamar Iyo Somaliland Ka Hadlay Horumarkeeda.

Read More »

Gudaha:- Dumaasha Kursiga Gudoomiye Nimo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Loolan Adag Loogu Jiro Iyo Cuqaal Gaaf Wareegay Xayn Daabka Madaxtooyada.

0 Visits: 669 | Monday March 05, 2018 - 15:23:06
Gudaha:- Dumaasha Kursiga Gudoomiye Nimo Ee Xisbiga Kulmiye Oo Loolan Adag Loogu Jiro Iyo Cuqaal Gaaf Wareegay Xayn Daabka Madaxtooyada.

Read More »

Burco:- Badhsaabka Gobolka Togdheer Iyo Maayirka Degmada Burco Oo Xadhiga Ka Jaray Suuq Cusub Oo Laga Hir Galiyay Magaalada Burco.

0 Visits: 433 | Monday March 05, 2018 - 15:18:05
Burco:- Badhsaabka Gobolka Togdheer Iyo Maayirka Degmada Burco Oo Xadhiga Ka Jaray Suuq Cusub Oo Laga Hir Galiyay Magaalada Burco.

Read More »

Hargeisa:-War Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliland Oo Hada Kormeer Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Wasarada Dalka.

0 Visits: 607 | Monday March 05, 2018 - 14:51:52
Hargeisa:-War Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliland Oo Hada Kormeer Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Wasarada Dalka.

Read More »

Hargeisa:- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Qorshaha Afarta Sano Ee Socda Ay Yeelan Doonto Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Distoorka.

0 Visits: 698 | Monday March 05, 2018 - 14:51:52
Hargeisa:- Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Qorshaha Afarta Sano Ee Socda Ay Yeelan Doonto Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Distoorka.

Read More »

Hargeisa:- Madaxweynaha Muuse Biixi Oo Hada Raali Galin Bixiyay Iyo Cida Uu Siiyay +Siro Kale Oo Uu Ka Shifay.

0 Visits: 441 | Monday March 05, 2018 - 14:44:28
Hargeisa:- Madaxweynaha Muuse Biixi Oo Hada Raali Galin Bixiyay Iyo Cida Uu Siiyay +Siro Kale Oo Uu Ka Shifay.

Read More »

Gudaha:- Xildhibaan Ka Tirsan Goolaha Wakiilada Somalilnd Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dhexmaray Somaliland , Ethopia Iyo Shirkada DP WORLD.

0 Visits: 455 | Monday March 05, 2018 - 13:57:12
Gudaha:- Xildhibaan Ka Tirsan Goolaha Wakiilada Somalilnd Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dhexmaray Somaliland , Ethopia Iyo Shirkada DP WORLD.

Read More »

Hargeisa:-"Xisbiga WADDANI Hore Uma Taageerin Haddana Taageeri Maayo" Guddoomiye Cirro Sharci-darro Ku Tilmaamay Heshiiska DP World.

0 Visits: 508 | Monday March 05, 2018 - 13:57:12
Hargeisa:-"Xisbiga WADDANI Hore Uma Taageerin Haddana Taageeri Maayo" Guddoomiye Cirro Sharci-darro Ku Tilmaamay Heshiiska DP World.

Read More »

Hargeisa:- Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arimaha Dibada Dalka BURTIQIISKA Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeisa + Ujeedka Safarkiisa.

0 Visits: 532 | Monday March 05, 2018 - 13:57:12
Hargeisa:- Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arimaha Dibada Dalka BURTIQIISKA Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeisa + Ujeedka Safarkiisa.

Read More »

Hargeisa:- " Dp World Xaaran Bay Somaliland Ku Joogtaa" Xussen Axmed Ceydiid Oo Afka Furtay.

0 Visits: 499 | Monday March 05, 2018 - 13:57:12
Hargeisa:- " Dp World Xaaran Bay Somaliland Ku Joogtaa" Xussen Axmed Ceydiid Oo Afka Furtay.

Read More »

Hargeisa:-"Wasiirka Beeraha Waxaan Leeyahay Kormeer Looma Baahna Ee Qorshe Ayaa La Doonayaa" Guddoomiye Cabdi Naasir.

0 Visits: 651 | Monday March 05, 2018 - 13:57:12
Hargeisa:-"Wasiirka Beeraha Waxaan Leeyahay Kormeer Looma Baahna Ee Qorshe Ayaa La Doonayaa" Guddoomiye Cabdi Naasir.

Read More »

Hargeisa:-"Qabo Waa Abu Beed, Waxaana Ka Hadashiiyey Cadho Hunguri Ka Kacdey" Muj Cali Guray Oo U Jawaabey Siyaasi Qabo.

0 Visits: 598 | Monday March 05, 2018 - 13:57:12
Hargeisa:-"Qabo Waa Abu Beed, Waxaana Ka Hadashiiyey Cadho Hunguri Ka Kacdey" Muj Cali Guray Oo U Jawaabey Siyaasi Qabo.

Read More »

Hargeysa:Abwaan Caan Ah Oo Ka Mid Ahaa Abwaaniintii Hobolada Waaberi Oo Xalay Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa

0 Visits: 599 | Monday March 05, 2018 - 09:02:27
Alle ha u naxariisto, waxa xalay magaaladda Hargeysa, ku geeriyooday Abwaan Maxamed Cabdi Basbaas, oo muddooyinkii dambe la jiiyay xanuun.

Read More »

DUBA: Daawo Maamulka Sare ee DP WORL oo ka hadlay Hadaladii Kasoo Yeedhay Xukumadda Somalia iyo Dacwadda u Dhaxaysa iyaga iyo Djibouti

0 Visits: 465 | Monday March 05, 2018 - 08:47:13
Maamulka Sare ee DP WORL oo ka hadlay Hadaladii Kasoo Yeedhay Xukumadda Somalia iyo Dacwadda u Dhaxaysa iyaga iyo Djibouti

Read More »

Maraykan: Daawo Prof Cabdi Ismacil Samatar oo Xaaraan ku Tilmaamay Heshiiska DP World iyo Somaliland

0 Visits: 569 | Monday March 05, 2018 - 08:41:02
Proff Samatar ayaa Eedeeyey DP WORLD kuna tilmaamay mid ku shaqaysanaysa Somaliland

Read More »

Caalamka:-Kulan Looga Hadlayo Barnaamijka Niyukleerka Iiraan Oo Maanta Vienna Ka Furmaya

0 Visits: 538 | Monday March 05, 2018 - 07:55:35
Saraakiisha hay'ada Qaramada Midoobay ee dabagalka hubka Niyukleerka ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaaladda Vienna.

Read More »

Hindiya:-Warqad Uu Qoray Mahatma Gandhi Oo Lacag Badan La Kala Siisanayo

0 Visits: 581 | Monday March 05, 2018 - 07:52:01
Warqad uu qoray halgamaagii caanka ahaa ee dalka Hindiya Mahatma Gandhi , kuna saabsan nabi ciise (cs) ayaa lagu iibinayaa carwo gaar ah oo ku taala Maraykanka.

Read More »