Dawo:Wasaradda Waxbarashada iyo Guddomiyaha Imtixaanadka Qaranka oo ku dhawaaqay Natijadii imtixanaadka iyo 10kii Arday ee ugu sarreeyey Sannadkan Dalka

0
Tuesday September 01, 2015 - 13:14:03 in by salman abdi
  • Visits: 1487
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawo:Wasaradda Waxbarashada iyo Guddomiyaha Imtixaanadka Qaranka oo ku dhawaaqay Natijadii imtixanaadka iyo 10kii Arday ee ugu sarreeyey Sannadkan Dalka

    Wasiirka Wasaarada Waxbarashhada Somaliland Mudane Faarax Geedole Iyo Gudoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Daaud gadhweyne ayaa si wada jira saaka Ugu Dhawaaqay Natiijadii Imtixaanka Shaadiga ah Ee Sanadkan Dugsiyada Dhexe Iyo Kuwa Sareba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Waxbarashhada Somaliland Mudane Faarax Geedole Iyo Gudoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Daaud gadhweyne ayaa si wada jira saaka Ugu Dhawaaqay Natiijadii Imtixaanka Shaadiga ah Ee Sanadkan Dugsiyada Dhexe Iyo Kuwa Sareba


Imtixaanka Ayaa Waxa Sanadkan U Fadhiistay Arday Tiro Badan Waxaana Sanadkan Imtixaanka Ku Cusub In Saddex Meelood Loo Kala Qaaday Ardayda U Fadhiisatay Imtixaanka Qaabka Lagu Qiimaynaayo Natiijada

1:Puplic Dugsiyada Dawlada Oo Si Gaar ah Loo Saxay

2:Private Dugsiyada Gaar ka ah Oo Si Gaar ah Loo Saxay Imtixaankooda

3:SoS Dugsiga Sos Oo Si Gaar ah Loo Saxay Imtixaankiisa.