Ku Duulka Hantida Dhalinta +Isku Sawirka Shacabka Maraykan + Ku Faanka Aqalka Cad.By : fahad abdi hussien( hareedda)

0
Friday April 18, 2014 - 19:51:52 in by Super Admin
  • Visits: 1504
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku Duulka Hantida Dhalinta +Isku Sawirka Shacabka Maraykan + Ku Faanka Aqalka Cad.By : fahad abdi hussien( hareedda)

    Ugu horayn alla mahad leh marka labaad waxaan u mahad celinaya dhamaan saxaafada madaxa banaan ee ku mashquulsan gudbinta afkaarta dhalinta iyo waliba horimarinta fikirkooda mar labaad ayaan leeyahay waad mahadsan tihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu horayn alla mahad leh marka labaad waxaan u mahad celinaya dhamaan saxaafada madaxa banaan ee ku mashquulsan gudbinta afkaarta dhalinta iyo waliba horimarinta fikirkooda mar labaad ayaan leeyahay waad mahadsan tihiin.


 

Marka xigta waxaan doonayaa in aan ka hadlo ururka ku maxaabsiga magaca dhalin ee sonyo oo mar labaad sheegatay magaca dhalinta ee dalka.

Magaca dhalinta ee dalku maaha mid ay ku maxaabsadaan qaar ka mida ciyaal xaafadka gala madax tooyada agteeda ee dhakhtarka TBiida dabadiisa wax aanu ka asmacaynaana ma jirto haday yidhaahdeen dhalinta ayaan u adeegnaa oo na dooratay.

laakiin waxaad doonaysaan sifo aad kaga tahriibtaan dalka oo aad ku kaga baxsataan dhalinta aad ku shaqaysataan magaceeda iyo hantida aad ka lunsateen.

waxaan idinleenahay hadaan nahay dhalinta mustaqbalka dalka fari kama qodnaa ee (daahane hortiisa gafanaa taagan).


xisaab way hadhay ama sheego gudoomiye dhalineed ama agaasimaha guud ee dhalinta dalka.


cirkan ina sareeya iyo kowkeena kaalin waynbaa u dhaxaysa adeer.

waxaad sheegatay inaad gaadhay aqalka cad adeer waa beentii oo qaawan waxaad noo sheegtay ee adeeradaa ayaa gaadhi lahaa aqalka cad.


habrtii jirijitay waxay tidhi kam shuufnaa maraakiib macdala anti oo ay uga jeeday kuwii kaa horeeyay arkee adigu maxaad tari.

inankii adeero waxaan ku leenahay nagadaa malawaad ka hadh cad ayaad riyootee .


laakiin waxa nugu balana int a ay doonto hanu qaadatee in aanu fagaaraha ku kulano adoo sidata magaca dhalinta ee isku calaamadisay oo aad noo cadayso dhalinta ku dooratay.


By : fahad abdi hussien( hareedda)


Email:Aarburco2010@gmail.com

fahadabdi_xareedda@hotmail.com

Tell: 79351617/4199738