Hambalyo Aroos Wacan
Waxay dhaam qoyskan hoos ku xusan Hanbalyo Aroos oo aan lasoo koobi karin hawada umarinayaan Lamanahan is calamadee ee Guri xalalaa oo wacan yagleele kuna soo biiray qosaska islaamkaa waa Ciise Cali Xasan Iyo Marwadiisa Ayaan Mohamed Aadan oo
Aabo Xasan Nuur Xirsi
Iyo Hooyo Sahra Cabdilaahi Xaashi
Cabdiqani Nuur Xisi
1. Mustafe cabdiqani Nuur iyo Xaaskiisa
2. Saleebaan cabdiqani Nuur iyo Xaaskiisa
3. Jaamac Cabdiqani Nuur iyo Xaaskiisa
4. Maxamed Xasan Nuur
5. C.raxmaan Xasan Nuur
5. Khaalid xasan Nuur
6. Ismaaciil Cumar Cabdilaahi
7. Sacad Abdirahmaan Ibraahin iyo Xaaskiisa
8. Cabdifataax Xasan Nuur
10. Maxamed Cabdiqani Nuur
11. Siciid Cabdiqani Nuur
12. Nafiisa Cali Xasan
13. Cabdiqani Xasan Nuur
Waxay dhamaan dadkani hambalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan
Arooska Ciise Cali Xasan Iyo Marwadiisa Ayaan Mohamed Aadan Oo Arooskoodu Xalay Ka Qabsoomay Magaalada Berbera Waxaanan Leeyahay Alfa Mabruuk illaahay ha idinka yeelo Qoyskii isku Waara, ubad Khayr qabana kala hela. Aamiin Aamiin.