Kaluumaysiga Sharci Daradaaa oo kusii Badanaya Wadanka Soomlia

0
Tuesday September 15, 2015 - 19:53:41 in by Hargeysa Office
  • Visits: 663
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaluumaysiga Sharci Daradaaa oo kusii Badanaya Wadanka Soomlia

    Qabiirada ayaa ka digaya in kalluumaysiga sharcidarada ee ay sameeyaan maraakiibta waawayn ee ajnabiga inuu dib u soo celin karo burcad baddeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qabiirada ayaa ka digaya in kalluumaysiga sharcidarada ee ay sameeyaan maraakiibta waawayn ee ajnabiga inuu dib u soo celin karo burcad baddeeda.


Warbixin ay soo saareen (One Earth Future foundation) ayay ku sheegeen in maraakiibta ay kalluumaystaan saddex jibaar inta ay kalluumaystaan Soomaalida, iyagoo ka samaynaya in kabadan saddex boqol oo milyan oo dollar.

Burcad baddeeda ayaa marar badan sabab uga dhigtay weerarkooda inay ku joojinayaan kalluumaysiga sharci darada ah.

Iran, Yemen iyo waddamo qaarada Asia ayaa ah kuwa ugu badan ee qaata kalluunka qaaliga ah.

Warbixinta ayaa sidoo kale sheegtay inay u daran tahay deegaanka, iyadoo shabaqyada kalluunka ee waawayn ee loo isticmaalo biyaha hoostooda uu baabi'iyo waxa badda ku dhex nool.