17 Ruux oo ku Dhimatay Weerar ka Dhacay Pakistan

0
Saturday September 19, 2015 - 20:33:02 in by Hargeysa Office
  • Visits: 680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    17 Ruux oo ku Dhimatay Weerar ka Dhacay Pakistan

    Kooxda Taliban ayaa weerar ku qaadday saldhig ay leeyihiin ciidamada cirka ee Pakistan. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 17 qof.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Taliban ayaa weerar ku qaadday saldhig ay leeyihiin ciidamada cirka ee Pakistan. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 17 qof.
Dhowr xubnood oo ka mid ah Taliban oo ku labisan dirayska ciidamada ayaa weeraray saldhigan oo ku yaalla Peshawar.
 
Afhayeen u hadlay milatariga dalkaasi ayaa sheegay in ciidmadu ay dileen ugu yaraan 13 ka mid ah dablaydii weerarka soo qaadday.
 
Weerarkan ayuu afhayeenku sheegay in uu ku dhintay hal sarkaal isla markaana ay ku dhaawacmeen 13 askar