Madaxweynihii Burkina Faso oo la Sii Daayay

0
Saturday September 19, 2015 - 20:35:24 in by Hargeysa Office
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Burkina Faso oo la Sii Daayay

    Madaxda Golaha Xukuma Burkino Faso ee afgambiga ku qabsaday maalin ka hor awoodda Dalkaasi Gilbert Diendere , ayaa sheegay in ay si daayeen Madaxweynihii dalkaasi oo ay laba cisho haysteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda Golaha Xukuma Burkino Faso ee afgambiga ku qabsaday maalin ka hor awoodda Dalkaasi Gilbert Diendere , ayaa sheegay in ay si daayeen Madaxweynihii dalkaasi oo ay laba cisho haysteen.

Laakin saraaakiisha ma sheegin halka uu ku dambeeyay R/wasaarihii talada laga qaaday.

Madaxweynaha iyo laba wasiir ayay sheegeen inay sii daayen waxaanay tilmaameen saraakiisha afgambigu in ujeedada loo sii daayay ay tahay in la dejiyo xiisadda taagan.

Madaxda afgambiga Burkina Faso, Jeneraal Diendere, ayaa sheegay inay afgembigaasi u sameeyeen sababtoo ah ka dib markii  nidaamka siyaasadda waddankiisa uu noqdey mid dhinac u jan jeera.

Burkina Faso, ayaa la rajeynayay inay doorashooyin baarlamaan iyo kuwa madaxtinnimo ay ka dhacaan 11 October, hasa yeeshee hadda ma cadda in taasi ay dhici doonto.

Saddax ruux ayaa dhintay kadib markii dad dibadxayo rabshada wata ay isugu soo baxeen caasimadda Ouagadougou. Dadka dibad baxyada dhigayay oo isugu soo baxay meelu dhow xarrunta madaxtooyada, ayaa ka hor jeeday tallaabada Meleteriga uu qaaday