War Deg Deg AH:Hal Qof Oo Ku Dhaawacmay Rasaas Boliisku Ku Fureen Xaafad Ku Taal Waqooyiga Magaaladda Hargeysa

0
Sunday September 20, 2015 - 16:28:13 in by Burco Office
  • Visits: 692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg AH:Hal Qof Oo Ku Dhaawacmay Rasaas Boliisku Ku Fureen Xaafad Ku Taal Waqooyiga Magaaladda Hargeysa

    Sida lagu soo waramayo hal qof ayaa ku dhaawacmay rabshad ka dhacday xaafad ka tirsan degmada Biyo-shiinaha ee Waqooyiga Hargeysa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida lagu soo waramayo hal qof ayaa ku dhaawacmay rabshad ka dhacday xaafad ka tirsan degmada Biyo-shiinaha ee Waqooyiga Hargeysa,

halkaas oo sida la sheegay koox dhalinyar ah oo ku sugnayd aaga laga wado beeb dhigida mashruuca biyo balaadhinta Hargeysa ay isku dhaceen ciidankii ilaalada ka ahaa mashruuca biyo balaadhinta.


Rasaas ay ciidanka booliska ee goobtaas ku sugani ay ku rideen dhalinyar sida la sheegay rabshad kala hor timid ayaa waxa ku dhaawacmay hal qof sida ay noo sheegeen dad daqiiqado ka hor yimid goobta shilku ka dhacay. Dhanka kale wararka aanu helayno ayaa sheegay in maalinta Beri la qorshaynayo socdaal uu madaxweyne Siilaanyo iyo wefti xukuumaddiisa ah ugu kicitimayaan goobta mashruucani ka socdo

Kala soco wararkayaga dambe warkan oo intaas ka sii faahfaahsan