Fanaanka Caanka Ee Cali Dhaanto Oo Ka Hadlay Xadhig Loo Geestay Hoyadi iyo Sababta Lagu Xidhay

0
Saturday October 03, 2015 - 12:41:00 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Caanka Ee Cali Dhaanto Oo Ka Hadlay Xadhig Loo Geestay Hoyadi iyo Sababta Lagu Xidhay

    Fananka boqorka dhaanta Cali Dhaanto ayaa cabasho murugo leh ka muujiyey Hooyadii oo xabsiga dadka lagu ciqaabo ee jeel Ogaadeen la dhigay,taasi oo loo xidhay in wiil keedu ku biiray dadka mucaaridka ku ah dawladda madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fananka boqorka dhaanta Cali Dhaanto ayaa cabasho murugo leh ka muujiyey Hooyadii oo xabsiga dadka lagu ciqaabo ee jeel Ogaadeen la dhigay,taasi oo loo xidhay in wiil keedu ku biiray dadka mucaaridka ku ah dawladda madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar.

Boqorka Dhaantada Cali Dhaanto oo qoraal uu arrintan kaga hadlay ku baahiyey Bartiisa Facebook-ga ayaa sidan yidhi”waan kacalool gubtay xariga loogaystay Hooyaday igu qaali ah Xaliimo Cabdi Awlaag.Hooyaday waxaa amray xarigeeda Madaxwaynaha DDS Cabdi Maxamuud Cumar waxaa looxiray wiilkaaga Cali Dhaanto baa xukumada mucaarad ku ah. fadlan iigu soo duceeya hooyaday”ayuu yidhi Fanaanka Cali Dhaanto.

Contact@afkashacabka.com