Shaqaalaha badbaadada Nigeria, oo sheegay in labo qarax oo ka dhacay dibadda magalada xarunta Abuja ay ku dhinteen ugu yaraan 15 ruux.

0
Saturday October 03, 2015 - 17:13:43 in by Hargeysa Office
  • Visits: 684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaalaha badbaadada Nigeria, oo sheegay in labo qarax oo ka dhacay dibadda magalada xarunta Abuja ay ku dhinteen ugu yaraan 15 ruux.

    Shaqaalaha badbaadada Nigeria, ayaa sheegaya in labo qarax oo ka dhacay dibadda magalada xarunta Abuja ay ku dhinteen ugu yaraan 15 ruux.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaqaalaha badbaadada Nigeria, ayaa sheegaya in labo qarax oo ka dhacay dibadda magalada xarunta Abuja ay ku dhinteen ugu yaraan 15 ruux.

waxay sheegeen tiro kale oo ka badan 30, in ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay meel u dhow saldhig boolis oo ku yaal Kuje iyo meel basaska laga raaco oo ku taal Nyanya.

Ma jirto cid sheegatay, balse kooxda Boko Xaraam, ayaa weerar bam ka geysatay sanadkii tagay mid ka mid degmooyinkaas