Daawo: Hordhaca Su'aalo Adag oo Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye lagu waydiiyey Barnaamij HCTV isku so hor fadhiisiyey Ardayda jamacadaha iyo madaxda xisbiyada

0
Thursday October 08, 2015 - 09:30:08 in by salman abdi
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hordhaca Su'aalo Adag oo Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye lagu waydiiyey Barnaamij HCTV isku so hor fadhiisiyey Ardayda jamacadaha iyo madaxda xisbiyada

    Su'aalaha Muse Bixi Cabdi la waydiiyey waxa ka mid ahayd Aragtidiisa shakhsi ee Haamaha shidaalka Berbera,Garsoorka waxa uga qorshaysan, Shaanidii lagu qarxin jiray hargeysa marki khilaafku ka dhex taagnaa isaga iyo madaxweynaha iyo kelmad diiwa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Su'aalaha Muse Bixi Cabdi la waydiiyey waxa ka mid ahayd Aragtidiisa shakhsi ee Haamaha shidaalka Berbera,Garsoorka waxa uga qorshaysan, Shaanidii lagu qarxin jiray hargeysa marki khilaafku ka dhex taagnaa isaga iyo madaxweynaha iyo kelmad diiwanka u gashay oo ku noqota Canbaar an ka hadhin oo uu yidhi wakhtigii Dagaalada