"Siyaasigu waa dhakhtarka daweeya xanuunada ku dhaca Bulshada, lakiin Africa siyaasiyiinteedu waa..."Abdikarin Moge

0
Thursday October 08, 2015 - 11:47:48 in by salman abdi
  • Visits: 672
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Siyaasigu waa dhakhtarka daweeya xanuunada ku dhaca Bulshada, lakiin Africa siyaasiyiinteedu waa..."Abdikarin Moge

    Cabdikariim Axmed Mooge Liibaan ayaa ka hadlay hab-dhaqanka Siyaasiga Afrikaanka ahi uu Bulshadii aamintay kula dhaqmo,taas oo inta badan taariikh-xumo u horseedda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdikariim Axmed Mooge Liibaan ayaa ka hadlay hab-dhaqanka Siyaasiga Afrikaanka ahi uu Bulshadii aamintay kula dhaqmo,taas oo inta badan taariikh-xumo u horseedda.



MD. Cabdikariim,ayaa sheegay in Siyaasigu halkii ay ahayd inuu boogaha Bulashadda damqaaya ka daweeyo uu taas bedelkeedda ka door bido inta uu Xilka hayo uu ku hammiyo inuu Ka faro-qabsado oo uu Xoolaha Umadda ka dhexeeya uu qaato.

Waxa uu sidaas ku sheegay qoraal kooban oo uu ku baahiyay bartiisa xidhiidhka Bulshadda ee Facebook-ga,waxaanay u dhignayd sida tan: 


"Siyaasigu waa dhakhtarka daweeya xanuunada ku dhaca Bulshada, lakiin Africa siyaasiyiinteedu iyaga uunba iska daweeya xanuunka badi ku dhaca siyaasiyinta africa ee la yidhaahdo faqri ka warwarka!!Wax ka qabso oo ka dhigo intaan xilka lagaa qaadin, lakiin nasiib wanaag qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiintaas ayaan calfan”!!!