Qaybintii Saamiga Ergadda Xisbiga Kulmiye ee Beesha Gobolka Saaxil‏

0
Tuesday April 22, 2014 - 19:53:59 in by salman abdi
  • Visits: 1168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaybintii Saamiga Ergadda Xisbiga Kulmiye ee Beesha Gobolka Saaxil‏

    Xisbiga ayaa ergooyinkii Shirweynaha waxa uu u qaybiyaya nadaam beeleedd Islamrkaana waxa uu u qoondeeyay beeshs gobolka saaxil ee CIISE MUUSE tirro Dhan 110 xubnood oo ergay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga ayaa ergooyinkii Shirweynaha waxa uu u qaybiyaya nadaam beeleedd Islamrkaana waxa uu u qoondeeyay beeshs gobolka saaxil ee CIISE MUUSE tirro Dhan 110 xubnood oo ergay
waxaana tiradaas farta laga saaray badhasaabka Gobolka saxil Cali Gadheer iyo gudi madaxtooyada lag soo magacaabay
Waxaanay usoo bandhigeen odayaasha iyo waxagaradka gobolka saaxil
Balse waxay nasiib wanaag ugu jawaabeen odayashii iyo waxgardkii Saaxil in Aanay wax taageero ah u hayn xisbiga KULMIYE islamarkaana aanay wax ergo ah ka qabanayni ama aanay diyaar u ahayn inay u diraan shirwaynahaas xisbiga Kulmiye waxay arini ku cakirantay qolyihii soo qaday culayska iyo masuliyadda Xaalkuna wuxuu noqday nin la tumay bay tallo joogtaa waxanay u qaybiyeen Sidatan hoos ku qoran
1]-10 xubnood Xaal
2]-10 xubnood xeedho
3]-10 xubnood sooryo sacad muuse
4]-30 xubnood sooryo Gudoomiye muuse biixi
5]-15 xubnood sooryo M/weyne
6]-15 xubnood sooryo G/kuxigeenka kulmiye
7]-10 beelaha carabta berbera
8]-10 beelaha gabooye

Waxanay gudidaas xilkooddii u guteen sidii ugu haboonayd Hambalyo Qaybin Wacan



Qalinkii Sacad Cali Kaahin Raamalay [Sacad plucky]
burco somaliland
kaahin444@hotmail.com