DAAWO: OBAMA OO NOQDAY MADAXWEYNIHII 1AAD MARAYKAN EE TAN IYO 1966-KII BOOQASHO KU TAGA DALKA MALAYSIA IYO DAREENKA KU XEERAN

0
Sunday April 27, 2014 - 08:22:32 in by salman abdi
  • Visits: 936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: OBAMA OO NOQDAY MADAXWEYNIHII 1AAD MARAYKAN EE TAN IYO 1966-KII BOOQASHO KU TAGA DALKA MALAYSIA IYO DAREENKA KU XEERAN

    Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa gaadhay caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lumpur, taas oo qayb ka ah socdaalkiisa uu ku marayo qaarada Eeshiya, oo dalka Malaysia ka noqonayo talaabadii sadexaad ee booqashadiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa gaadhay caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lumpur, taas oo qayb ka ah socdaalkiisa uu ku marayo qaarada Eeshiya, oo dalka Malaysia ka noqonayo talaabadii sadexaad ee booqashadiisa.

Obama oo ka soo kicitimay dalka Konfurta Kuriya, waxa uu booqday ciidamada Maraykanka ee dalkaas ku sugan, ka hor intaanu u soo duulin dalka Malaysia.

Madaxweyne Obama ayaa socdaalkiisan uu ku tagay dalka Malaysia noqonayaa kii ugu horeeyay ee muddo nus qarni ku dhow Madaxweyne Maraykan ahi ku tago dalkaas, waxaana Madaxweyne Booqda Malaysia ugu danbeeyay Madaxweyne Lyndon Johnson sanadkii 1966-kii, waxa uu Obama la kulmay raysal wasaaraha dalkaas, Nagib Rasaq, kaas oo ay arrimo badan ka wada hadli doonaan, waxa kale oo  jiray kooxo ku mudaharaadayay socdaalka Obama kuna dooday in kumanaan muslimiin ah uu dhiigooda qubay.


Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

Contact@afkashacabka.com