Sawir:Daniel Alves Oo Cunay Moos Ay Ku Soo Tuureen Taageerayaasha Villarreal.
Daafac ree Brazil ee kooxda Barcelona Daniel Alves ayaa caawa ka yaabiyay taageerayaasha kooxda Villarreal kadib markii uu cunay moos ay ku soo tuureen.
Daqiiqadii 75 aad ee ciyaartii ay 2-3 ku adkaatay Barcelona ayeey taageerayaasha Villarreal ku soo tuureen Alves moos isagoo isku diyaarinayay inuu soo laado koorno.
Taageerayaasha ayaa ugu talo galay inay ku sameeyaan midab takoor lakiin Daniel Alves oo dhankaas dhan wax u fiirin ayaa soo qabsaday moos kii lagu soo tuuray isagoo fiiqday oo cunay markaas kadib ka hor inta uusan laadin koornada.
Villarreal ayaa laga yabaa in ganaax garka loo galiyo maadama garsoorihii ciyaarta uu diiwaan galiyay dhacdadaas oo si wayn looga arkayay garoonka gudihiisa
Afkashacabka.com Markasta kale soco wararki udanbayay iyo ciyaraaha udanbayay