Shirawaynihii Xisbiga Kulmiye Oo Hadda Furmay, Ergadii Oo Soo Dhamaatay,Iyo Madaxwaynaha Oo La filayo Inuu Soo Galo Goor Dhaw

0
Monday April 28, 2014 - 11:34:28 in by salman abdi
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirawaynihii Xisbiga Kulmiye Oo Hadda Furmay, Ergadii Oo Soo Dhamaatay,Iyo Madaxwaynaha Oo La filayo Inuu Soo Galo Goor Dhaw

    Sidii loo asteeyay shirwaynaha xisbiga Kulmye ayaa maanta oo isniin ah ka furmay Hotel Mansoor ee magaalada Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidii loo asteeyay shirwaynaha xisbiga Kulmye ayaa maanta oo isniin ah ka furmay Hotel Mansoor ee magaalada Hargaysa

 iyadoo dhamaanba ergadii ka qaybgalaysay shirkani ay soo xaadireen halka madaxwaynahana la filayo inuu soo galo daqiiqadaha inagu soo aaddan.

 

 

 

Shirkan oo dhawr jeer oo hore dib udhacay ayaa ergada ka qaybgalaysaa ay dhantahy illaa kun iyo lix boqol oo qof ayaa la filayaa inay maanta ku ansixyaan Gudoomiyaha Xisbiga Iyo Waliba Ku Xigeenadiisa.

Wixii warar ah ee arrintaa ka soo kordha kala soco Shabakadda Caalamiga ha ee Afkashacabka.

 


Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

Contact@afkashcabka.com