Dhacdooyinka Aduuna:Dalka Sacuudi Arabiya oo Dhigaya Rikoodh Cusub Iyago Dhisaya Daarta Aduunka Ugu Dheer

0
Monday December 07, 2015 - 22:31:41 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhacdooyinka Aduuna:Dalka Sacuudi Arabiya oo Dhigaya Rikoodh Cusub Iyago Dhisaya Daarta Aduunka Ugu Dheer

    Hadal heeynta ugu badan warbaahinta Caalamka ayaa noqotay magaalo xeebeedka Jiddah ee dalka Saudi Arabia oo laga dhisaayo Dabaqa Dunida ugu dhirirka badan kaas oo dhismihiisa uu ku bixi doono aduun lagu sheegay 1,2 Bilyan oo Dollar . Dabaqaan casr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadal heeynta ugu badan warbaahinta Caalamka ayaa noqotay magaalo xeebeedka Jiddah ee dalka Saudi Arabia oo laga dhisaayo Dabaqa Dunida ugu dhirirka badan kaas oo dhismihiisa uu ku bixi doono aduun lagu sheegay 1,2 Bilyan oo Dollar . Dabaqaan casriga ah ayaa durbadiiba waxaa loo bixiyay magaca ah (King Dom Tower) wuxuuna jabiyay iskoor cusub madaama uu aad uga dhirir badan yahay Dabaqa ama sarta iminka heeysata Iskoorka dhirirka dabaqyada Caalamka waa Buji Khalifa oo ku taala magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta .

 


Boqortooyada dalka Sucuudiga oo xooga saartay dhismaha Dabaqaan cusub ee King Dom Tower ayaa waxaa dhismihiisa la bilaabay sanadkii 2014-ka wuxuuna dhamaan doonaa oo la furi doonaa bilowga sanadka 2020-ka . Dabaqyada Dunida ugu dhaa dheer ayaa waxeey ku kala yaalaan magaalooyinka Dubai , Shanghai , Hong Kong , Doha , New York City iyo Kuweit .