XAASKA WANAGSAN WAA HIBO EEBE KUSIIYO :Qiso aad u cajiiba!!!! By Abdifatah

0
Monday December 14, 2015 - 08:34:39 in by salman abdi
  • Visits: 2954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XAASKA WANAGSAN WAA HIBO EEBE KUSIIYO :Qiso aad u cajiiba!!!! By Abdifatah

    waxaan ahay 28jir waan guursaday sanad kadib waxaan noqday abe galab galbaha kamida waxaa I yertay xaskaga waxey igu tiri ..........

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan ahay 28jir waan guursaday sanad kadib waxaan noqday abe galab galbaha kamida waxaa I yertay xaskaga waxey igu tiri .......... 'I love you more than anyone' lkn waxaa jirta marwo iga daran oo aad ku jecel plz Utag marwadas, la soo qado waqti unaqad hadiyada aad u qali ah, uwad bananka oo casho kasoo siii maqayadi aan ku kulmijirnay cunada macaaneed. Waan weydiyay marwada mesha ey jogto aniga oo fajacsan. Waxey ii qortay ciwaanka guriga. Marka aan arkay waan yaabay ciwanka guriga Maba ahan midkale waa guriga eey kunoshahay marwada ugu qalisan aduunka HOYO MCN waxaan noqday laciif waxaan noqday qof aan garan mudnanta eey marwadan/hoyo igulaheed. Waxaan dhunkaday madaxa xaaskeyga. Galabti jimcada ayaan kasoo rawaxay shaqada waxaan toos usoo aday gurigi hoyo waxaan la qatay waqti, cabar kadib waxaan ku martiqaday casho, usoo qaday magalada. waxaan somarnay mall aad u quruxbadan, waxaana kadalbaday iney kaqadato waxii isheeda ey qabato dalxiis dheer kadib waxaanu kusonoqany gurigi. Waxaan qadanay waqti in tii kabadan waxaan runti wadaagnay xasuso hore iyo wax yabo anan isu sheegi jirin waxaan dareemay. In ey nolasha wahel laan waxba aheen. Qosal,farxad,Sheko, iyo damashad badan kadib HOYO waxey iiga balan qaday in ey next time eey imartiqadeyso isla maqayadi iyo mall ki an ku martiqaday. Waxan ku iri diyar. Sona macsalameyay. Galabti axada waxaan imid gurigeyga oo ey jogan wilkeyga iyo xaaskeyga xaaskeyga ayàa igu tiri faxada iyo raxmada kaa muqata ayaan ka aqrisan karaaa dalxiski gaabna ee ad marwadi qaligaaheed/hoyo la soo qadatay. Isku day inaad jogteydo dalxiskaan si aad u faraxsanato marwalba. Runti waan qabobayay oo raxmad ayàa isaaqday Waxaan sugayay kulankena danbe oo aan HOYO kula kulmi dono taa waxaana qorshaheygu yahay inan ka codsado in HOYO gurigeyga igula nolato. 2 maalin kadib HOYO waa xanunsatay waxaan lagalay hospital 32hrs ayaan gacanteda ku dhaganaa mar uun eney kacdo ayaan sugayay. Waxaa iyimid doctor ki iguna yiri hadal anan filanen (samir iyo imaan Allah kaasiyo) 1 bil kadib waxaan aniga iyo xaaskeyga nimid maqayadi aan hoyo ku marti qaday hada kahor. Waxaan galay xasus. kadibna. ilmèeyay cashadi kadib waxaan u is tagay inan lacagta cashada bixiyo waxaan ii yeraray milkilihi mesha iguna yiri bilka cashada horay ayàa lobixiyay warqadana adiga ayàa laguu rebay. Aniga oo yaban ayaan warqadi soqatay waxaan tusay xaas keyga waan wada aqrinay, misana ilmeeynay waliba sixad dhaafa. Warqada sida ku qoran:- -wilkeygi yow waxaan ka baqayay in kulankena danbe uu sura gali wayo -habeenkad meshan ikeentay waxeey ii aheed habeen aan wali arag -cimeigeyga oo dhan ayàan malinka ku ilaaway waxaana daremay inan dhashay isla waqtiga -waxaa filaaa inan balanti kaso baxay oo martiqad ki aan balan qaday qeebkamida gutay -wilkeygi yoow faraxd kunolaw xaskagana wanaaji waamida ducadan kuu horsedaye -HIBO IYO HORMAR WACAN HOYO Ogaw hoyo waa qali xaaskuna waa hogaan..