Moyes Oo La Qorshaynayo Inuu Dib Ugu Soo Laabto Horyaalka Ingiriiska.

0
Tuesday May 13, 2014 - 11:56:27 in by Super Admin
  • Visits: 1296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Moyes Oo La Qorshaynayo Inuu Dib Ugu Soo Laabto Horyaalka Ingiriiska.

    Tababarihii hore ee kooxaha Man United iyo Everton David Moyes ayaa la filayaa inuu dib ugu soo laabto mar kale horyaalka ingiriiska xili ciyaareed ka soo socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababarihii hore ee kooxaha Man United iyo Everton David Moyes ayaa la filayaa inuu dib ugu soo laabto mar kale horyaalka ingiriiska xili ciyaareed ka soo socda.


David Moyes ayaa xili ciyaareed aad u murugo badan la qaatay kooxda Man United taas oo keentay in laga eryo shaqada kooxda United lakiin West Brom ayaa doonaysa markaan inay u magacawdo tababaraha laylin doona kooxda xili ciyaareed ka danbe.

West Brom ayaa cayrisay tababareheedii Pepe Mel kaas oo aan joogin kooxda wax kabadan 5 bilood waxaana lafilayaa inay ku badasho tababaraha ree Scotland David Moyes.

Daily Star ayaa xaqiijiyay in David Moyes uu ugu horeeyo magacyada tababarayaasha ee horyaala maamulka kooxda West Brom kadib markii kooxdu ay xaqiijisay inay xili ciyaareed ka danbe ka ciyaari doonto horyaalka heerka koowaad.



Afkashacabka.com / Sports
Contact@afkashacabka.com