Daawo:Xukumada Somliland Oo Deeq Raashin Gaadhsiisay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer

0
Thursday March 24, 2016 - 18:13:39 in by Burco Office
  • Visits: 595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xukumada Somliland Oo Deeq Raashin Gaadhsiisay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer

    Burco(AFKA) in ka badan laba boqol oo qoys ayaa maanta la soo gaadhsiisay kaalmo raashin oo ay xkumada somaliland ugu tala gashay dadka talaabaysan ee ay abaaruhu saameeyeen kaalmadan raashinka ayaa dowladu uu qaybiyey dadwaynaha ku dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA) in ka badan laba boqol oo qoys ayaa maanta la soo gaadhsiisay kaalmo raashin oo ay xkumada somaliland ugu tala gashay dadka talaabaysan ee ay abaaruhu saameeyeen kaalmadan raashinka ayaa dowladu uu qaybiyey dadwaynaha ku dhaqan degmada qoyta iyo deegaanada ku hareeraysan , wasiirka deegaanka iyo horuminta reer miyiga shugri x ismaaciil baandare gudoomiyaha gobolka togdheer maxamed ibraahin qabo agaasimaha xafiiska sama falka madaxtooyda aamina maxmuud diiriye ayaa tilmaamay inay kaalmadani qayb ka tahay deeq ay xukumada somaliland ugu tala gashay dad ku habsatay ee ku dhaqan gobolada bari ee somaliland kaalmadan ayaa noqonaysaa kaalmadii ay ugu horeysay ee xukumada somaliland soo gaadhsiiso gobolka togdheer gaar ahaan degmada qoyta



Cabdirisaaq Cabdilaahi Aadan Koronto

Afkashacabka /Burco Office