Donald Trump Oo ka Warbixiyey Siyaadiiisa Dibada.

0
Sunday March 27, 2016 - 09:38:04 in by Hargeysa Office
  • Visits: 534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Donald Trump Oo ka Warbixiyey Siyaadiiisa Dibada.

    Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ugu horeeyo ayaa fikradisii ugu balaarnayd ka bixiyay siyaasada arrimaha dibbeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ugu horeeyo ayaa fikradisii ugu balaarnayd ka bixiyay siyaasada arrimaha dibbeda.


Trump waxuu cadeeyay habka ugu horeeya ee Maraykanka uu u wajihi doona siyaasada arrimaha dibada

Mar u wareysi la yeeshay jaraa'idka Newyork Times waxaa u sheegay in uusan ahayn gooni u goosad

Balse waxa uu sheegay inuu ka walaacsan yahay qaabka Maraykanka ay u isticmalaan wadamada saxiibadiisa ah

Donald Trump ayaa intaasi ku daray in u dhamaan joojini doona shidaalka maraykanka u kasoo ibsanaayo Dalka Sacuudiga

Waxuuna arintaasi shuruud uga dhigay in Sacuudiga uu ciidan u diro Suuriya