Cimaaradka Aduunka: Lamaane Isku Muqaal Eeg Oo Afar Ah Oo Soo Jiitay Indhaha Caalamka+Sawiro
Mataanayaashaani lagu kala magacaabo Zhao Xin iyo Zaho Xun oo kasoo jeeda Tuulladda Yuncheng City ee Gobalka Shanxi ee Waqooyiga Shiinaha, ayaa ka yaabsaday adduunka kadib markii ay kala guursadeex labo gabdhood oo mataano ah.
Labadaani wiil ee wada dhashay ayaa nafsad ahaantoo isku eg, waxa ayna taasi kusii darsadeen iyaga oo kala guursaday laba gabdhood oo aan dadku kala garankarin.
Waxa uu wareerka intii badan soo foodsaaray labada qoys oo nafsad ahaantoo aan mataanayaasha kala garaneynin taasi oo dhalisay dacwad joogta ah oo lagu kala saaraayo mataanayaasha is wada guursaday.
Gabdhaha ayaa lagu kala magacaabaa Yun Fei iyo Yun Yang, oo deggan Tuullo 6-miles ka fog halka ay Mataanaha wiilasha deggan yihiin, waxa ayna qudhooda isku qaldaan ragooda oo aan la kala garaneynin.
Lammaanayaasha Wiilasha oo 22-jiro ah ayaa la sheegay inay aad isugu eg yihiin, xitaa lama kala garanayo codadkooda, xitaa waxaa lamid ah labada dhabdhood oo dhan waliba iska shaabaha.
Labada qoys ee kala dhalay lamaanayaasha ayaa mar waliba nasiib u yeeshay u kala garqaadista lamaanayaasha oo isku qaldamaaya.
Dhacdadii ugu xumeyd ayaa dhacday kadib markii habeen ay casheeyeen inuu mid ka mid ah Ragga Mataanaha uu gacanta qabsaday Dumaashidiisa, isagoo moodayey Xaaskiisa, taasi oo naxdin ku beertay, markii uu dareemay inaysan Xaaskiisa ahayn oo uu ku qaldamay.

Contact@afkashacabka.com