Hargaysa:Wasiirka Waxbarashada Oo 50 Kun Oo Dollar Ku Wareejisay Guddida Abaaraha Ee Herqaran.

0
Monday May 09, 2016 - 09:41:57 in by salman abdi
  • Visits: 645
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Wasiirka Waxbarashada Oo 50 Kun Oo Dollar Ku Wareejisay Guddida Abaaraha Ee Herqaran.

    Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida Abaaraha ayaa lacag dhan $50,000 oo doolar ka Gudoomay Wasiirka Waxbaras

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida Abaaraha ayaa lacag dhan $50,000 oo doolar ka Gudoomay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ay ugu deeqday bahda waxbarashadu in wax lagaga qabto abaaraha, taas oo ay iska soo ururiyeen Ardayda Dugsiyada Dawladda waxka bartaa.



Qadarkan lacagta ah ayaa loogu deeqay in wax loogu qabto dadkii ay abaaraha bahsani ku saameeyeen gobolada iyo degmooyinka dalka. Madaxwayne kuxigeenka iyo guddida abaaraha ayaa u mahadnaqay bahda wasaaradda waxbarashada oo doorkeeda muujisay