Cristiano Ronaldo iyo Cayaartoy kale Oo Loo Magacaabay Ciyaartoyda Aduunka Ugu Caansan: wa kuwama kuwa kale ?
Waxaana qiimayntan samaysay Repucom oo ah meel samaysa cilmi baadhista aduunka ee ciyaaraha

Kadib markii uu Real Madrid ka caawiyay inay ku guulaystaan horyaalka Yurub ee Champions leaque ayaa Cristiano Ronaldo loo magacaabay ciyaartoyga aduunka ugu fiican. Waxaana qiimayntan samaysay Repucom oo ah meel samaysa cilmi baadhista aduunka ee ciyaaraha.
Lionel Messi ayaa kalinta labaad galay halka uu Pique kaalinta sadexaad cidhiidhsaday . Rooney ayaa soo galay shanta u saraysa halkan ka bogo liiska oo dhamaystiran

Afkashacabka.com / Sports
Contact@afkashacabka.com