Bi'wa Dorashoy eng. mubarik ahmed mohamed

0
Thursday May 29, 2014 - 12:54:23 in by Super Admin
  • Visits: 1514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bi'wa Dorashoy eng. mubarik ahmed mohamed

    uman hollan inaan qoral dheer oo aad ku dashaan idiin so gudbiyo , lakin waa qoral kooban oo murtiyaysan oon kaga hadlayo xaladan maanta dalku ku jiro una baahan in laga faaidaysto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

uman hollan inaan qoral dheer oo aad ku dashaan idiin so gudbiyo , lakin waa qoral kooban oo murtiyaysan oon kaga hadlayo xaladan maanta dalku ku jiro una baahan in laga faaidaysto.

bismilahi raxmani raxiim , asalamu calykum warxma tulahi wabarakatuh.

uman hollan inaan qoral dheer oo aad ku dashaan idiin so gudbiyo , lakin waa qoral kooban oo murtiyaysan oon kaga hadlayo xaladan maanta dalku ku jiro una baahan in laga faaidaysto.

waxa maalmihii udanbaysay magalada hargaysa iyo guud ahaanba somaliland ka jirta khilafka cakiran ee ka dhax jira xisbiga kulmiye ee la leeyahay talada dalka ayuu hayaa , meel alala iyo meel uu ku hayaana aanay jirin.

waxa muuqata oo xaqiiqo ah in taladii dalku u gashay dad aan ehel u ahayn oo aqoonteda iyo garashadeda midna aan lahayn.

waxa bulshada reer somaliladn ay ka wada dharagsantahy in mamulkii uu noqday mar ay xaflad u baxaan , mar ay dalka ka dhoofan iyo mar ay khilaaf dhaxdoda ah ku jiraan.

 

dadka reer somaliland uma baahana xaladaha nocaas ah uma baahna in xaalad khilaaf uuun lagu jiro , tii horaa la ogaa ee golihii barlamaanku ku burburi gaadhay , dhaqaluhu umaddu ku baxay ee marki danbe soo kicisay odaygi xaaji cabi warabe taso somaliland dhawac u gaystay , maantana taag uma hayno mid kale oo nocas ah amba ka si darnata .

ma maanta ayaynu u gar qadnaa madaxwaynaha jamuriyada somaliland iyo qof shicib ah …………….may……………………may.. . u gar qadi mayno mudane silanyo iyo muuse dalkuna sida ku jiri maayo iyo xaalada nocasa .

waxa loo baahanyhay in laga wada shaqeeyo horumarka maaha inaad khasab wax ku doonto hadii aanay dadku ku doonayn.

waxan ku soo gabo gabaynaya baaqna ku dirayaa maaha in dhaqankani inagu soo noqnoqdo dadka runta ha loo kala sheego muuse xaq iyo xeelad midna uma laha in uu madaxwaynaha la gorgortamo sidasay danta dalkani ku jirta madaxwaynaha dad ba doortay hadii mar labaad uu idhahdo i doortana ayagay u talaa .

wabilahi tawfiiq

eng. mubarik ahmed mohamed

salmaan_134@hotmail.com

063-411-5846