War Deg Deg ah; Safiirkii Soomaaliya U Fadhiyey Wadanka Ruushka Oo Ku Geeriyooday Magaalada Moscow

0
Thursday August 04, 2016 - 19:43:37 in by salman abdi
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah; Safiirkii Soomaaliya U Fadhiyey Wadanka Ruushka Oo Ku Geeriyooday Magaalada Moscow

    Safiirkii dalka Somaliya u fadhiyey magaalada Moscow ee wadanka Ruushka Dr. Maxamed Maxamuud Xandule ayaa ku geeriyooday magaalada Moscow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirkii dalka Somaliya u fadhiyey magaalada Moscow ee wadanka Ruushka Dr. Maxamed Maxamuud Xandule ayaa ku geeriyooday magaalada Moscow.


Marxuun Maxamed Maxamuud Xandule ayaa safaarada soomaaliya ee wadanka Ruushka madax ka ahaa tan iyo sanadki 1991 ilaa wakhtgan uu geeriyooday, waxaanu mudadaasi safaarada ka hir geliyey hawlo muhiim u ah dalka Soomaaliya.Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelada marxuunka oo la soo xidhiidhay Hadhwanaagnews, marxuunkan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda wadanka Somakl;iland ayaa la filayaa in lagu aasi doono  wadaka Somaliya.