Weeraryahankii Germany & Bayern Munchen oo Dhalinyarada Soomaaliyeed caawinaya (Daawo Sawirada)

0
Friday September 16, 2016 - 11:00:33 in by Burco Office
  • Visits: 1868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraryahankii Germany & Bayern Munchen oo Dhalinyarada Soomaaliyeed caawinaya (Daawo Sawirada)

    Mid ka mid ah Weeraryahanadii ugu caansanaa Qaranka Germany iyo kooxda Fc Bayern München ayaa sheegay in uu si weyn u caawin doono Dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka shaqeeya Nabada , Sportiga iyo Fanka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid ka mid ah Weeraryahanadii ugu caansanaa Qaranka Germany iyo kooxda Fc Bayern München ayaa sheegay in uu si weyn u caawin doono Dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka shaqeeya Nabada , Sportiga iyo Fanka .

Carsten Jancker oo Qaranka Germany u sidan jiray lambarka 9-aad ayaa waxa uu sidoo kale koobka UEFA Champions League iyo dhoor horyaalka Bundesligaha Germany ah la soo qaaday kooxda Fc Bayern München ee ka dhisan dalka Jarmalka .

Dhalinyaro Faneedka Soomaaliyeed ee kooxda Sii Sii Somband oo xiriir toos ah la leh Carsten Jancker gaar ahaan Gudoomiyahooda Omar Sii Sii Somband ayaa waxa uu Carsten Jancker ka balan qaaday in uu ka caawin doono dhanka ka shaqeeynta Nabada , Fanka iyo horumarinta Sportiga Soomaaliyeed .