Daawo: Shirkadda Indhodeero Group oo kaalmoRaashin iyo Biyo ah ku Wareejisay Guddiga Abaaraha

0
Wednesday November 16, 2016 - 14:44:38 in by Burco Office
  • Visits: 1257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Shirkadda Indhodeero Group oo kaalmoRaashin iyo Biyo ah ku Wareejisay Guddiga Abaaraha

    Shirkada indheero-group ayaa Raashin Biyo iyo Booyado u dhaamin Doona Dadka Abaaruhu Sameeyeen ee Gobolada Bariga ku warejiyay gudida abaraha tog dheer,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada indheero-group ayaa Raashin Biyo iyo Booyado u dhaamin Doona Dadka Abaaruhu Sameeyeen ee Gobolada Bariga ku warejiyay gudida abaraha tog dheer,

Deeqdani uu warejiyay Gudomiyaha Guud Ee Shirkadda Deero Group Mustafe Xaji cabdi cawad ayaa wax badan ka tari doonta gurmadka loogu jiro abaarta saamaysay dad iyo duunyaba ee ka jirta gobalada bariga somaliland,

Cabdiraxmaan Maxed C/Laahi Mareyaha shirkada indhadeero group ee gobalka togdher ayaa fahfahin ka bixiyay deeqdani ay shirkadani ku warejinayso gudida abaraha gobalka togdheer,iyagoo Geesta kale ka hadlay Saamaynta ay shirkad ahaan ku yeelatay Abaartu Ganacsigooda

Maayirka degmada iyo badhisabka ayaa iyaguna dhinacooda shikada indho deero uga mahad celiyay deeqdani,

Shirkadda Indhodeero Group oo kamida ahayd shirkadaha ganacsigoodu ku tiirsanaa Xoolaha ayaa sidoo kale ka mida Shirkadaha Sida weyn uga qaybqaatay Gurmadka Abaaraha Bariga Somaliland.