Gool Dhaliye Heer Caalami Ah Oo Man City Lal Xidhiidhinayo Iyo Guardiola Oo Doonaya In Uu Difaaciisa Xoojiyo Bisha January

0
Friday December 16, 2016 - 09:11:10 in by Burco Office
  • Visits: 933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gool Dhaliye Heer Caalami Ah Oo Man City Lal Xidhiidhinayo Iyo Guardiola Oo Doonaya In Uu Difaaciisa Xoojiyo Bisha January

    Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa markale lacag suuqa la gali doona marka bisha Janaury uu suuqa kala iibsiga ciyaartoydu uu furmo, wuxuuna si wayn u doonayaa in uu difaaciisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa markale lacag suuqa la gali doona marka bisha Janaury uu suuqa kala iibsiga ciyaartoydu uu furmo, wuxuuna si wayn u doonayaa in uu difaaciisa

iyo weerarkiisa soo xoojiyo. Manchester City ayaa suuqii xagaaga ciyaartoy kula soo wareegtay ku dhawaad 170 milyan oo gini balse wali waxaa jirta baahi uu Guardiola u qabo in uu safka kooxdiisa u sameeyo xoojin ka caawin kasta koobka Premier Leaque-ga iyo tartamada kale.

Manchester City ayaa tan iyo suuqii xagaaga lala xidhiidhinayay gool dhaliyaha kooxda Borussia Dortmund iyo xulka qaranka Gabon eePierre-Emerick Aubameyang kaas oo qirtay in uu ku dhawaaday ku biirista Etihad Stadium, waxaana jira warar sheegaya in Sky Blues ay safka weerarka kooxdeeda ku soo xoojin kartoPierre-Emerick Aubameyang oo la fahansan yahay in uu ka baxayo kooxdiisa Dortmund.


Halkan kaga bogo liiska ciyaartoyda Manchester City lala xidhiidhinayo iyo qiimayntooda suuqa kala iibsiga ee suurtogalnimada ay Etihad Stadium ugu soo biiri karaan:

Aston Villa’s Jordan Amavi surprisingly tops the list of players to join Manchester City in January