Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Galabta Hadley , Hanjbaad Iyo Eedeymo -na Isku Bariyey Muuse Biixi , Jamaal Cali Xussen Iyo Cali Guray

0
Sunday January 22, 2017 - 20:00:26 in by Burco Office
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Galabta Hadley , Hanjbaad Iyo Eedeymo -na Isku Bariyey Muuse Biixi , Jamaal Cali Xussen Iyo Cali Guray

    Hargeysa (AFKA):- Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee UCID Eng Fasyal Cali Waraabe oo galabta wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Telefishanka Somali Cable waxaa uu ugu horeyn eedeymo u jeediyey siyaasiyiinta Cali Guray iyo Jamaal Cali Xussen .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (AFKA):- Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee UCID Eng Fasyal Cali Waraabe oo galabta wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Telefishanka Somali Cable waxaa uu ugu horeyn eedeymo u jeediyey siyaasiyiinta Cali Guray iyo Jamaal Cali Xussen .

Waxaa uu ku sifeeyey Cali Guray siyaasi aan sameyn laheyn isla markaana iska qeylo badan uun , sidoo kale waxaa uu Jamaal Cali Xussen ku mid awoodi kari waayey in uu xafiis xisbiga UCID uga furo magaalada Gabilay , waxaaana uu hoosta ka xariiqay in aanay sameyn xisbigooda ku yeelan doonin ka tagitaankoodu

 

Dhinca Kale Faysal Cali Waraabe waxaa uu hadlo hanjabaad u muuqda hawda u mariyey Gudoomiyaha Kulmiye Muj Muuse Biixi isaga oo ugu hanjabey hadii uu aqbali waayo in 6 bilood la kordhiyo in guurtida ay u gudbin doonan muddo kordhin ka badan , Marka la sameeyo mudo kordhintaasna ay sameyn doonan dawlada midnimo qaran ah