Guddoomiyahii Sarrifleyaasha Hargeysa Oo Ay Shalay Xukuumadu Xidhay Oo Ku Dhex-geeriyooday Jeelka.

0
Thursday January 26, 2017 - 12:22:19 in by Burco Office
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyahii Sarrifleyaasha Hargeysa Oo Ay Shalay Xukuumadu Xidhay Oo Ku Dhex-geeriyooday Jeelka.

    Alle ha u naxariistee waxa xaalad aan weli xaqiiqsan saldhiga dhaxe ee magaalada Hargeysa ugu geeriyooday guddoomiyahii Sarifleyaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle ha u naxariistee waxa xaalad aan weli xaqiiqsan saldhiga dhaxe ee magaalada Hargeysa ugu geeriyooday guddoomiyahii Sarifleyaasha

Hargeysa Marxuum Cabdillaahi Cali Barre oo xukuumaddu ay maalintii shalay xabsiga u taxaabtay ka dib markii loo xidhay sababo la xidhiidha xaaladda taagan ee go’aamada ay xukuumaddu ka soo saartay sicir-bararka Somaliland.

Maydka Guddoomiyaha ayaa hadda yaalla cisbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa

INNA-LILLAAHI WA-INNA ILEYHI RAAJICUUN