
Maxaad Ka Taqaana Ciyaaryahankii Ugu Fiicna Xulalka Afrika Ee Ka Qeyb Galay Tartanka Koobka Aduunka
Cayaaryahanka Noqday Ciyaaryahankii ugu fiicna ciyaartoydii ka qaybgashay koobka addunka ayaa Xulkiisu hadhay inkakstoo isaga .... Ciyaaryahanka Xulka Qaranka Ghana ee Gyan ayaa inkasta oo xulkiisu hadhay haddana noqday Ciyaaryahankii ugu fiicnaa Afrika kadib markii uu soo bandhigay qaab ciyaareed aad u sareeya.
Haddaba laacibkan oo Xulkiisa Ghana soo gaadhsiiyey wareega saddexaad ee Tartanka koobka aduunka ee 2010, ee lagu qabtay dalka Koonfur Afrika, ayaa Tartankan si aad ah u muuqday, kana muuqday Ciyaaryahanada kale ee Afrika ah ee u ciyaarayey Wadamada kale ee Afrika, waxaana loo doortay ciyaaryahankii ugu fiicnaa Koobka Aduunka ee Ciyaaryahanada ka Wadamada Afrika uga qeyb galay koobka aduunkaMaxaad-ka-taqaana-Ciyaaryahankii-ugu-fiicna-Xulalka-Afrika-ee-ka-qeyb-galay-Tartanka-Koobka
Afkashacabka.com / Cayaaraha
Contact@afkashacabka.com
Maxaad Ka Taqaana Ciyaaryahankii Ugu Fiicna Xulalka Afrika Ee Ka Qeyb Galay Tartanka Koobka Aduunka
Cayaaryahanka Noqday Ciyaaryahankii ugu fiicna ciyaartoydii ka qaybgashay koobka addunka ayaa Xulkiisu hadhay inkakstoo isaga ....