Gudoomiyaha Ururka Hawd Development Association Oo Si Adag Uga Hadashay Cashuuro Siyaada Ah Oo Lagu Soo Kordhiyay Warshada Sharaabka Sbi.

0
Tuesday March 07, 2017 - 12:24:10 in by salman abdi
  • Visits: 1302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Ururka Hawd Development Association Oo Si Adag Uga Hadashay Cashuuro Siyaada Ah Oo Lagu Soo Kordhiyay Warshada Sharaabka Sbi.

    :Gudoomiyaha Ururka Hawd Development Association Ayaa Si Kulul U Canbaareysay Habka Ay Cashuurta Ugu Soo Rogtay Dawlada Hoose Ee Degmada Hargaysa, Warshada Sharaabka Ee SBI Oo Ka Mida Warshadaha Waawayn Ee Soo Saara Sharabka Ee Ka Dhisan Dalka Somali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

:Gudoomiyaha Ururka Hawd Development Association Ayaa Si Kulul U Canbaareysay Habka Ay Cashuurta Ugu Soo Rogtay Dawlada Hoose Ee Degmada Hargaysa, Warshada Sharaabka Ee SBI Oo Ka Mida Warshadaha Waawayn Ee Soo Saara Sharabka Ee Ka Dhisan Dalka Somaliland,

Gudoomiye Farax Daahir Mijacas Oo Safar Kooban Ku Joogta Magalada Muqdisho Ee Dalka Somaliya Oo Lasoo Xidhiidhay Warbaahinta Ayaa Si Adag Uga Hadashay Cashuurtaasi Ay Ku Soo Rogtay Dawlada Hoose Ee Hargaysa Warshada SBI Waxanay Sheegtay Inay Ka Danbeeyaan Shakhsiyaad Laga Marti Galin Wayay Lalahaanshaha Warshada Ilma Geele ,Isla Markaana Ku GabanayaanShaadhka Dawladnimo.


16px; font-family: tahoma, geneva, sans-serif;">Gudoomiyaha Oo Arimahaasi Ka Hadlaysa Ayaa Waxay Hadalkeeda Ku Bilawday”Aniga Oo Ah Gudoomiyaha Ururka Hawd Development Association Oo Ku Sugan Magalada Muqidisho,Safar Shaqsi Oo I Gaar Ah,Waxa Igu Kaliftay Inaan Lasoo Xidhiidho Warbaahinta Inan Ka Hadlo Caadaalad Darada ,Awood Sheegashada Iyo Ku Gabashada Shaadhka Dawladnimo Ee ay Doonayaan Inay Ka Faa,Idaystaan Mudada Ay Xilka Hayaan Inay Ku Qasbaan Shirkadaha Waawayn Ee Dalka Ka Hawl Galla Inay La Yeeshaan Share ,Cidii Diina Ay Ku Soo Rogaan Cashuur Iyo Hakin Ganacsigooda Taasina Waa Mid Sababaysa In Dalku Ay Lunto Hormarkeedi Iyo Dumqraadiya Ay Ku Faanto Somaliland,Waa Nasiib Darro Inuu Maayirka Magalada Hargaysa Cabdiraxmaan Solteeco Uu Nodo Dilaal Dhulka Ah Iyo Mid Ganacsi Oo U Raadiyo Wasrashado U Ka Helo Share Isaga Iyo Masuuliyin Sare Oo Ka Tirsan Dawlada Dhexe Waxaan Ka Digaynaa In Ganacsiga Ama Warshada Ilma Geela Arab Ee SBI Lagula Kaco Wax Ku Lid Ah Ama Gaf Ku Ah Ganacsigooda Iyo Hawl Maalmeedkooda Shaqo,Waxanay Tani Ka Mid Noqanaysaa Tacadiyada Iyo Dhibatada Xukumada Siilaanyo Ku Hayso Beelaha Deega Goboladda Hawd,Maroodijeex,Oodwayne,Togdheer Iyo Saaxil ”Ayay Tidhi Gudoomiye Farax Mijocas

 

Gudoomiyaha Oo Hadladeeda Si Wadata Ayaa Waxay Tidhi” Waxaan Leenahay Xad-Gudubyo Badan Oo Anan Kale Mid Ahayn Beelaha Deega Somaliland Ayaa Nalgula Kacay Beesha Degta Goboladda Hawd,Maroodijeex,Oodwayne,Togdheer Iyo Saaxil Waxan Dawlada Leeyahay Hadii Aad Ku Nabad Gasheen Dulmigii Faraha Badnaa,Tana Kuma Nabad Galaysaan Waxana Leeyahay Masuuliyinta Dawlada Ee Falkan Foosha Xun Kula Kacay Warshada Sharaabka Ee Ilma Geele Arab Waxaan Hadalka Ku Soo Koobayaa War Dadkii Idin Ogaa Oo Ceebtiini Banaanka Timi Ee Ka Noqda Oo Raaligalin Ka Bixiya Hadii Kale Maxkamad Ayaa Idin Qaban Doonta Oo Somaliland Sharci Ayaa Ka Jira Idin Qaban Doona”Ayay Ku Soo Gabagabaysay Halkeeda.