Sheekh Dirir Oo Ku Gacan Saydhay Markii Labaad Dalab Uga Yimi Siilaanyo + Arinta Culimda Oo Khilaaf Isku Bedeshay Iyo Guurtida Oo Masuul Ka Ah

0
Saturday June 10, 2017 - 14:28:54 in by Burco Office
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Dirir Oo Ku Gacan Saydhay Markii Labaad Dalab Uga Yimi Siilaanyo + Arinta Culimda Oo Khilaaf Isku Bedeshay Iyo Guurtida Oo Masuul Ka Ah

    Sheekh Dirir Oo Ku Gacan Saydhay Markii Labaad Dalab Uga Yimi Siilaanyo + Arinta Culimda Oo Khilaaf Isku Bedeshay Iyo Guurtida Oo Masuul Ka Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Dirir Oo Ku Gacan Saydhay Markii Labaad Dalab Uga Yimi Siilaanyo + Arinta Culimda Oo Khilaaf Isku Bedeshay Iyo Guurtida Oo Masuul Ka Ah Sheekh Maxamed Cumar (Dirir) oo ka mid ah culimada waawayn ee dalka ayaa markii labaad ku gacan saydhay liis gudi Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadu iskood ugu soo dareen.
Dirir hore waxa uu u diiday gudida Tacliinta sare oo madaxweynuhu ku daray maantana waxa uu ka cudur daartay in uu ka mid noqdo gudida Culimada sare ee dalka oo Madaxweyne Siilaanyo magacaabay
Ma cadda sababta sheikh Dirir ugu gacansaydho Madaxtooyada mana jirto faah faahin uu ku ladhay cudur daarkiisa.