Maxkamada Sare Ee Dalka Masar Oo Ganafka Ku Dhufatey Heshiis Ay Wada Gadheen Sucuudiga Iyo Masar.

0
Thursday June 22, 2017 - 20:38:21 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Sare Ee Dalka Masar Oo Ganafka Ku Dhufatey Heshiis Ay Wada Gadheen Sucuudiga Iyo Masar.

    Hargeysa(AFKA);Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin dastuurka dalka Masar.