Jimcale Abdilahi Jamac (Cawke) oo loo magacaabay xidhiidhiyaha Gudoomiyaha Golaha Degaanka iyo Dhalinyarada Degmada Berbera.

0
Wednesday July 16, 2014 - 09:40:21 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jimcale Abdilahi Jamac (Cawke) oo loo magacaabay xidhiidhiyaha Gudoomiyaha Golaha Degaanka iyo Dhalinyarada Degmada Berbera.

    Jimcaale oo kamid ah dhallinyarada Somaliland oo ugu firfircoon uguna waxqabadka Badan Xaga Arrimaha Bulshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimcaale oo kamid ah dhallinyarada Somaliland oo ugu firfircoon uguna waxqabadka Badan Xaga Arrimaha Bulshada Duqa Degmada Berbera ahna Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Berbera Mudane Cabdi-Shakuur Maxamuud Xasan (C/shakuur Ciddin) Oo Wareegto Sumadeedu Tahey XMDH/DB/XD/13/7/2014 ku magaacabay xidhiidhiyaha Gudoomiyaha Golaha Degaanka iyo Dhalinyarada degmada berbera oo uu u Igmaday inuu xilkaas Qabto Mudane Jimcaale Cabdilaahi Jaamac Jimcale Cawke.

Jimcaale oo kamid ah dhallinyarada Somaliland oo ugu firfircoon uguna waxqabadka Badan Xaga Arrimaha Bulshada isla markasna ahaa weriye ka mid ah Weriyasha Gobolka Saaxil ee ka shaqeya Horumarka Gobolka waxaanu  sanadihi ugu dambeeyey siweyn uga dhexmuuqdey Dhallinyarada Gobolka Saaxil waxaanu xilka kahor ahaa Agaasimaha Fullinta Ee Ururka Wadaniga ah CDA