WAR DEG DEG Ah:-Qarax AR Aad U Xoogan Oo Goor Dhoweyd Ka Dhacay Muqdisho+Yaa Lala Beegsaday Maxaase Ka Dhashay

0
Sunday July 30, 2017 - 12:01:03 in by Burco Office
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG Ah:-Qarax AR Aad U Xoogan Oo Goor Dhoweyd Ka Dhacay Muqdisho+Yaa Lala Beegsaday Maxaase Ka Dhashay

    WAR DEG DEG Ah-Qarax AR Aad U Xoogan Oo Goor Dhoweyd Ka Dhacay Muqdisho+Yaa Lala Beegsaday Maxaase Ka Dhashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAR DEG DEG Ah-Qarax AR Aad U Xoogan Oo Goor Dhoweyd Ka Dhacay Muqdisho+Yaa Lala Beegsaday Maxaase Ka Dhashay

Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho.

Gaari marayay inta u dhaxeysa Saldhigga degmada Waaberi iyo sidoo kale Hotel Makka Al-mukarrama ayaa lagu soo waramayaa inuu qarxay, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.

Lama oga in gaarigan ay saarnaayeen walxaha qarxa oo meel lala damacsanaa iyo sidoo kale in lagu soo dhejiyey.