Neymar Oo Aan Ku Raacin FIFA In Messi Uu Yahay Laacibkii Ugu Fiicnaa Koobkii Adduunka.

0
Tuesday July 22, 2014 - 10:59:01 in by Super Admin
  • Visits: 1237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Neymar Oo Aan Ku Raacin FIFA In Messi Uu Yahay Laacibkii Ugu Fiicnaa Koobkii Adduunka.

    Laacibka qaranka Brazil Neymar ayaa ka hadlay in Messi loo magacaabo laacibkii ugu fiicnaa koobkii aduunka iyo qaladkii uu dhabarka uga jabiyay Zuniga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka qaranka Brazil Neymar ayaa ka hadlay in Messi loo magacaabo laacibkii ugu fiicnaa koobkii aduunka iyo qaladkii uu dhabarka uga jabiyay Zuniga.

 

Laacib kaan ree Brazil ayaa sheegay inuu iska cafiyay daafaca kooxda Napoli iyo qaranka Colombia Zuniga sidoo kale wuxuu sheegay in Messi uu ka mid ahaa laacibiintii ugu fiicnaa koobka adduunka lakiin wuxuu sii raaciyay in ay uga xaqlahaayeen Robben iyo Schweinsteiger.


Neymar oo ka hadlay qaladkii uu ku galay Zuniga ayaa yiri "Waan iska cafiyay, uma qabsanayo wixii uu sameeyay lakiin waan ka aqbalay raaligalintiisaā€¯.Dhanka Laacibkii ugu fiicanaa koobka adduunka wuxuu ka yiri:


"Ma ogi in Messi uu u qalmay laacibkii ugu fiicnaa koobkii adduunka lakiin wuxuu ka mid ahaa laacibiintii ugu fiicnaa koobka, ra,yi ahaan waxaa xaq u lahaa inay ku guulaystaan Robben ama Schweinsteigerā€¯. ayu yidhi



Afkashacabka.com / Cayaaraha

Contact@afkashacabka.com