"RAGGOOW DUMARKU WAA..." !!!By: Abwn: Dahir Ismail Warsame(Suldan)

0
Sunday July 27, 2014 - 13:51:39 in by Super Admin
  • Visits: 1766
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "RAGGOOW DUMARKU WAA..." !!!By: Abwn: Dahir Ismail Warsame(Suldan)

    Waa Gabay Xiiso Badan Iyo Jawaab Toos Ah Rag U Gabyay Dumarka.............

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Gabay Xiiso Badan Iyo Jawaab Toos Ah Rag U Gabyay Dumarka.............





@Xasan Daaciyow Deelka Gabay ,Da' Iyo Luuqdeeda.
@Darmo Goorta Lagu Faaqidee Gole La Doonyaysto.
@DARAN doori iyo Luuq Markuu Dananku Haylaamo.
@Ana Dacalka Waan Kaga Qabtaa Maanso Duur Xulahe.

@Ka Damqaday Markii Qaar Hablaha Dumar U Xayteene.
@Dockastaba Ka Eegoo Haween Waa UL Daadaxa E!
@Damiirkii Foyowbaa Ka Raba Gef iyo Deelqaafe.
@Dulqaad Iyo Tartiibaa Hablaha Loo Dabariyaaye.
@Raggow Dumarku Waa Hooyada,Dirac Walaashiiye.
@Marna Waa Dunjiga Iyo Xilaha Eebbe Kugu Deeqay.
@Marna waa Dirkii Aad Dhasiyo Dahab Lagaa Beeray........

@Ninka Inay Gabyaan Diidayaw ,,Dayro LAGA Roone.
@Murti Lagu Dagaalamo Hadaad Hayso Daran Doori
@iska Daafac Oo Goluhu Waa Furanyahe Daa dah.
@Ana Dacalka Ay Kaa Xigaan Iga Fil Daan Tooda???



By: Abwn: Dahir Ismail Warsame(Suldan)

Saudi Arabia (Riyad)