Mucjisooyinka Kubada Cagta: Daawo 5 Gool Oo Ay Si Isku Dhaw U Dhaliyeen Xiddigaha Lionel Mess & Maradona

0
Thursday November 30, 2017 - 14:19:55 in by Burco Office
  • Visits: 929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucjisooyinka Kubada Cagta: Daawo 5 Gool Oo Ay Si Isku Dhaw U Dhaliyeen Xiddigaha Lionel Mess & Maradona

    Mucjisooyinka Kubada Cagta: Daawo 5 Gool Oo Ay Si Isku Dhaw U Dhaliyeen Xiddigaha Lionel Mess & Maradona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mucjisooyinka Kubada Cagta: Daawo 5 Gool Oo Ay Si Isku Dhaw U Dhaliyeen Xiddigaha Lionel Mess & Maradona

Xiddigaha Lionel Messi iyo Maradona ayaa ah labada xiddig ee ugu fiican taariikhda xulka qaranka Argentine hadii ayna ahynba kuwa ugu fiican taariikhda kubada cagta.

Labada xiddig ayaa iska shabaha marka dhan loo eego maadama ay labada xiddigba yihiin qaar gaaban oo si mucjiso leh u ciyaara kubada cagta.

Sida oo kale labada xiddig ayaa dhaliyay goolal ay si aad ah isaga shabahaan waxana aanu muuqaalkan ku soo gudbin doonaa 5 gool oo ay iska shabahaan ama u dhaliyeen is isku dhawLaacibtv Ka Daawo Muuqaalkan