Naxariis Ma Jirto Daawo: Lionel Messi Oo Aan Xitaa U Naxariisanayn Xiddigaha Ay Isku Kooxda Yihiin, Tababarka Ayuu Ku Kariyaa

0
Friday December 01, 2017 - 15:28:54 in by Burco Office
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Naxariis Ma Jirto Daawo: Lionel Messi Oo Aan Xitaa U Naxariisanayn Xiddigaha Ay Isku Kooxda Yihiin, Tababarka Ayuu Ku Kariyaa

    Naxariis Ma Jirto Daawo: Lionel Messi Oo Aan Xitaa U Naxariisanayn Xiddigaha Ay Isku Kooxda Yihiin, Tababarka Ayuu Ku Kariyaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naxariis Ma Jirto Daawo: Lionel Messi Oo Aan Xitaa U Naxariisanayn Xiddigaha Ay Isku Kooxda Yihiin, Tababarka Ayuu Ku Kariyaa

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa inta badan daafacyada ka hor yimaada ku ciqaaba farsamooyin cajiib ah iyo waliba gas uu ku sameeyo marka uu kubada haysto.

Hadaba xiddiga reer Argentine ayaan sidaas ku samayn marka uu kulan Rasmi ah ciyaarayo laakiin si la mid ah xiddigaha ka soo hor jeeda kulanka Rasmiga ah ayuu ula dhaqmaa xiddigaha ay isku kooxda yihiin marka ay tababarka qaadanayaan.

Messi ayaa xilli ciyaareedkan ku jira qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo ilaa haatan dhaliyay 12 kulan oo horyaalka La Liga ahLaacibtv Ka Daawo Muuqaalkan