Khabiirka Sky Sports Guillem Balague Oo Ka Warbixiyay Wararka Arsenal La Xiriirinaya Xidiga Dortund Pierre-Emerick Aubameyang.

0
Monday January 15, 2018 - 19:46:30 in by salman abdi
  • Visits: 960
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khabiirka Sky Sports Guillem Balague Oo Ka Warbixiyay Wararka Arsenal La Xiriirinaya Xidiga Dortund Pierre-Emerick Aubameyang.

    Khabiirka Sky Sports Guillem Balague Oo Ka Warbixiyay Wararka Arsenal La Xiriirinaya Xidiga Dortund Pierre-Emerick Aubameyang.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khabiirka Sky Sports Guillem Balague Oo Ka Warbixiyay Wararka Arsenal La Xiriirinaya Xidiga Dortund Pierre-Emerick Aubameyang.

Khabiirka Sky SportsGuillem Balague ayaa ka warbixiyay xaaladaha ugu dambeeyay mustaqbalka weeraryahanka Borrusia DortmundPierre-Emerick Aubameyang kaas oo lasoo warinayo inuu ku dhaw yahay ka dhaqaaqista garoonka Signal Iduna Park.

Xidigaan heerka caalami waxaa laga reebay safka Dortmund kulankii ay xalay barbaraha gool la’aanta ah la galeen Wolfsburg kadib markii uu si dhaqan xumo ah u dhaqmay, waxaana la isla dhexmarayaa inuu kusoo jeedo London si uu Gunners ugu ciyaaro.

Warar hordhac ah oo xalay la helay ayaa sheegaya in Arsenal ay badalka Alexis Sanchez ka dhigan doonto xidiga reer Gabon kaas oo lagu qiimeeyo aduun dhan 60 Malyan oo Euro, markii labaad waxaa ka warbixiyay Guillem Balague.

 

Aubameyang to replace Alexis? Arsenal willing to pay €60m

      </div>
    <div class=